GGGGGG
Tuesday, May 22nd, 2018
header

FAAH-FAAHIN:- Diyaarado dagaal oo duqeeya Fariisin Al-shabab ay ku leeyihiin Gobolka… 

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 10, 2018 by   ·   No Comments

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degaan dhaca duleedka degmada Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Duqeyn Diyaaradeed ayaa xalay saq dhexe waxa ay ka dhacday halkaasi.

Diyaaradaha ayaa kahor inta aysan Duqeynta fulin oo ay wadeen sahmin ayaa waxa ay arkeen dad Khudaarley ah oo meel fadhiyay, waxaana markii dadkaasi ay maqleen guuxa Diyaaradaha ay isku dayeen in ay cararaan, balse Ciidamo saarnaa Diyaaradaha ayaa mid mid u toogtay dadkaasi, waxaana dadka ku dhintay howlgalkan lagu sheegay in ay tiro ahaan ka badan yihiin 7 qof.

Warar laga soo xigtay ilo xog ogaal ah oo dhinaca Millitariga ah ayaa waxa uu sheegayaan in Diyaaradaha intaasi kadib ay beegsadeen fariisin ay lahaayeen Al-Shabaab, halkaasina uu ka dhashay khasaare kala duwan, balse ragga qaarkood ee halkaasi ku sugnaa ay ka carareen markii ay heleen xogta ah in lagu soo wajahan yahay.

“Wallaalow xalay habeen barkii anagoo jiifna ayaan halmar maqalnay jug iyo guux diyaaradeed, dadka qaar cabsi darteed guryahooda ayay ka carareen, Wallaahi saakay waxaan araknay meydadka dadka qaar oo shacab ahaa, waxaan maqalnay in Diyaaradaha ay wateen dad nool.” Ayuu yiri mid ka mid ah dadka degaanka oo la hadlay Warbaahinta Muqdisho.

Warbaahinta Shabaab waxa ay sheegaysaa dhamaan dadka la dilay inay ahaayeen dad shacab ah oo la socday cagaf cagaf khudaar waday, inkastoo Saraakiil Millitari oo ka tirsan kuwa Xoogga dalka Soomaaliya ay sheegayaan in hawlgalkaasi lagu dilay xubno Shabaab ka tirsanaa.

Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya deegaanka ayaa sheegaya in weli diyaaradaha ay ilaalo ka hayaan saldhiga ay bartilmaameedsadeen, si ay ula socdaan khasaaraha dhabta ah ee jira.

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa  sheegay in ay jirto Duqeynta, ayna jiraan khasaare soo gaaray dad shacab ah, balse weli ay wadaan uruurinta xogaha ku saabsan Duqeynta dhacday, dibna ay ka soo sheegi doonaan faahfaahinta.

Inta badan duqeymaha ka dhaca Gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxa ay waxyeelo kala duwan ka soo gaarta dadka shacabka ah ee degan dhulka duqeymahaasi ay ka dhacaan.

Nagala Soco Youtube Channel – Fadlan Subscribe saar 

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Muwaadiniin Soomaali ah oo si Foolxun loogu dilay Bartamaha London, Magacyada+Sawiradooda

May, 22, 2018
72-kii saacadood ee la so odhaafay waxaa magaalladda ...

DAAWO:- Soomaalida Minnesota oo dhigay Banaanbax (Ogow Sababta)

May, 22, 2018
Jaaliyadda Soomalaiyeed ee Minnesota oo ka jawaabayay warbixin ...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo digniin Culus u jeediyay Hay’adaha ka hawlgala Deeganada Jubbaland (OGOW SABABTA)

May, 22, 2018
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed ( Madoobe) oo ...

Wararkii u danbeeyay Dil caawa ka dhacay Muqdisho

May, 21, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada ...

Guddoomiyaga G/banaadir oo shaaciyay khasaaraha hantiyadeed ee ka dhashay Roobabkii ka Da’ay Muqdisho

May, 21, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Garab ka mid ah maamulka Khaatuma ku Dhawaaqay inay ku Biirayaan Dagaalka Tuka-raq, kana soo horjeedaan…

May, 21, 2018
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali(Cagalule) oo war ...

Amaro Culus oo la duldhigay Ajaaniibta ku sugan deegaanada Maamulka Koofur Galbeed

May, 21, 2018
Wasaarada amniga maamulka Koofur Galbeed ayaa amar duldhigtay ...

Xog laga helay Madaxweynaha Turkiga oo ka badbaaday isku day dil lala damacsanaa ( YAA KA DANBEEYAY)

May, 21, 2018
Warar soo baxay ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda ...

Dhagays:Khaatumo oo War layaab Leh ka soo Saartay Dagaalka Tukaraq

May, 21, 2018
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Khaatumo Mudane Cabdalle Maxamuud Cali ...

(Dhageyso+Sawirro)Deeq lacageed oo ka timid DF oo Raashin Gargaar ah loogu qeybiyey ilaa shan Boqol oo qoys oo ku dhaqan degmada Baardheere

May, 21, 2018
Qoysaska la gaarsiiyey Raashinkan Gargaarka ah ayaa isugu ...

Maqaallo