GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

DAAWO:- Meydka Nin la Gowracay oo indhahana laga saaray oo lagu arkay Muqdisho(YAAB)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 10, 2018 by   ·   No Comments

Barqa nimadii maanta waxaa degmada Dayniile xaafad katirsan lasoo dhigay meydka nin oday ah oo laga saaray labada indhood sidoo kale jirkiisa gaar ahaan qoorta ay ka muuqato qaliin in lagu sameeyayay.

Ninka lasoo dhigay degmada ee uu ka muuqdo qowraca ayaa lagu qiyaasay da’a ahaan 40 jir, kaasi oo wali la la yahay cid garata meydkiisa ama sababta ka danbeysa qowraca ninkaasi odayga ahaa.

Goobjoogayaal ku sugan degmada Dayniile oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay iney aad uga arga  gaxeen meydka ninka qowracan ee degmada lasoo dhigay , iyo eheladda marxuumka oo la la yahay.

Laamaha amaanka dowladda ee degmada deyniile ayaa gaaray goobta ninka la qalay lasoo dhigay.

”Meydka barqadii maanta ayaan ku aragnay isaga oo meel cidlo ah dhax yaala, waan ka argagaxnay waana garan weynay ninkaasi, waxa uu xirnaa Jaakada Calanka Soomaaliya iyo buumo kaliya, hada meydka waa la qaaday ciidamaa u yimid” Ayuu yiri mid kamid ah dadka deegaanka.

Waxaa la is weydinayaa gudaha magaalada muqdisho arintaan naxdinta leh ee lagula kacay ninka odayga ah, maadaama jirkiisa lagu arkayay qowrac ama qaliin sido kale laga saaray labadiisa indhood, muqdisho ayaana inta badan dadka la qabsadeen dilalka, walow arintaani ay tahay mid aad looga naxay.

Nagala Soco Youtube Channel – Fadlan Subscribe saar 

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Barakac ka socda Xeraale

March, 20, 2019
Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka ...

Somaliland oo sheegtay Eriteria in ka Caawinayso ka bixitaanka Soomaaliya

March, 20, 2019
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March, 20, 2019
Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ...

Maqaallo