GGGGGG
Saturday, August 18th, 2018
header

Ciidanka Puntland oo dhaq dhaqaaq ka wada deegaanka Tukaraq & Wel wel shacabka heysta (SAWIRO)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 10, 2018 by   ·   No Comments

Warark laga helayo deegaanka tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegay in ciidamo katirsan kuwa maamulka Puntland ay maanta halkaasi ka wadaan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo aad u xoogan.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya sababta ka danbeysa dhaq dhaqaaqaasi wararka qaar ayaa sheegaya in xalay deegaanka Tukaraq uu ku hoyday taliyaha guud ee ciidanka Soomaaliland G. Nuux Ismaaciil Taani, taasina ay tahay sababta ka danbeysay dhaq dhaqaaqa ay wadaan ciidanka Puntland.

Dhanka kale ciidamada Soomaaliland oo ka war helay dhaq dhaqaaqa ciidamada Puntland ayaa iyana waxey sameynayaan feejignaan dheeri ah, maadama xili walba laga yaabo iney is fara saaraan.

Ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa marar badan, waxuu dagaal ku dhax maray deegaano katirsan gobalka Sool gaar ahaan deegaanka Tukaraq oo hada ay gacanta ku hayaan ciidamada maamulka Soomaaliland, balse marar badan ay halkaasi

labada maamul ku dagalameen.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Duqa Muqdisho oo dib ugu soo celiyey Gurigooda qoys dan-yar ah+Sawirro

August, 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Dowladda Qatar Oo Soo Saartey Eedeyn Ka Dhan Ah Sacuudiga Oo Ku Saabsan Arrimaha Xajka

August, 18, 2018
War ka soo baxay Dowladda Qatar ayaa waxaa ...

Xubno ka tirsan dekadda Muqdisho oo xabsiga la dhigay

August, 18, 2018
Ciidamada amaanka ayaa goordhaw waxa ay xabsiga dhigeen ...

Guddoomiyihii Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Iscasilay

August, 18, 2018
Wararka aanu hadda ka helayno magaalada Jigjiga ee ...

Akhriso:-Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo la dhaariyey

August, 18, 2018
Gudoomiyaha maxkamada Racfaanka ayaa maanata Dhaariyay Garsoorayaasha Maxkamada ...

Dawlada Tukiga oo sheegtay inaysan jirin cid ay kula tartamayso Soomaaliya

August, 18, 2018
Turkigu kula tartami mayo wadan kale isku dayga ...

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan oo geeriyooday isagoo 80 jir ah

August, 18, 2018
Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa ...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo xil u magacaabay ku xigeenkii NISA ee uu Farmaajo xilka ka qaaday

August, 18, 2018
Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal ...

RW Kheyre oo ku amray Diblomaasiyiinta Safaaradda Sudan inay degdeg ku soo galaan dalka

August, 18, 2018
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo ...

Mooshin loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka Puntland

August, 18, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa ka aqbalay mooshin ...

Maqaallo

SAWIRRO:RW kheyre oo bilaabay la xisaabtanka wasiirada

August, 18, 2018
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com