GGGGGG
Monday, March 25th, 2019
header

Xogo cusub oo laga helay Duqeyn Gantaalo culus loo Adeegsaday oo ka dhacday Hiiraan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 9, 2018 by   ·   No Comments

Waxaa Saakay degan Xaalada deegaanka Jil-Jiiley oo 18 KM ujira deegaanka Ceel-Cali oo dhanka galbeed 70 KM ugu beegan magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan halkaas oo diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ay ka fuliyeyn duqeymo culus ay la beegsadeen kooxda Al-shabaab oo xiliga duqeynta lala beegsanayay waday dhaq dhaqaaq ciidan.

Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ayaa shalay galinkii dambe deegaanka Jil-Jiiley ku garaacay ilaa iyo dhowr gantaal, kuwaas oo la sheegay in khasaaro xoogleh ay gaarsiiyeen dagaalamayaasha Al-shabaab ee duqeynta lala beegsaday, inkastoo aan si rasmi ah aan loo xaqiijin Karin khasaaraha inta uu la egyahay.

Al-shabaab ayaa la sheegay in duqeyntaas ay u soo qab qabteyn dhalinyaro deegaanka ah oo ay ku eedeeyeen in ay hagayeen Diyaaradahaasi duqeynta fuliyay, mana la oga tirada dhalinyarada Al-shabaab ay qabteyn.

Sida ay tilmaamayaan warar kala duwan ee soo baxaya deegaanka ay duqeynta ay ka dhacday ayaa Al-shabaab wuxuu u ahaa deegaan ay ka soo abaabulaan weerarada ka dhaca gobolada Hiiraan, Bakool iyo gobalo kale.

Wuxuuna qubarada dhanka amaanka ay tilmaameyn in deegaankaas Al-shabaab uu u ahaa deegaan muhiim u ah.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Doorasho Maanta ka dhaceysa Magalada Gaalkacyo

March, 25, 2019
  Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka ...

Akhriso:-Sababta loo xiray Wadooyinka qaar ee Muqdisho

March, 25, 2019
Waxaa Maanta xiran wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho,waxaana ...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dhul-Gariir Caawa Ka Dhacay Kenya

March, 25, 2019
Dhul ruxankii xalay saacaddu markay ahayd 7.22 daqiiqo ...

Yuusuf Madaale”Amniga Muqdisho meeshii ugu xumeyd ayuu joogaa Isbarbar yaac ayaana ka jira”

March, 25, 2019
Iyada oo maalmihii dambe uu sii xumaanayay amniga ...

Wasiir kale oo ka mid ah Somaliland oo Musuq loo heysto

March, 25, 2019
Xeer ilaalinta guud ee Somaliland ayaa sheegtay in ...

Howlgal ka dhacay Muqdisho & dad badan oo lagu qabqabtay

March, 25, 2019
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya waxaa ay ...

Faah Faahin Dagaal ka dhacay Gobalka Doollo.

March, 24, 2019
Inta la xaqiijiyey 2 ruux ayaa ku dhimatay ...

DEG DEG: Dhulgariir ruxay Kenya

March, 24, 2019
Sidda ay xaqiijiyeen Warbaahinta Kenya Dhulka ayaa ruxmay ...

Ciidamo kale oo ku dhawaaqay in ay kasoo baxayaan Furimaha dagaalka

March, 24, 2019
Cutubyo ka mid ah Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ...

Sawirro:-Ciidanka Danab Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Hor Leh

March, 24, 2019
Ciidamada Kumaandooska ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa wada ...

Maqaallo