GGGGGG
Monday, May 21st, 2018
header

Xildhibaanada Baarlamaanka oo su’aal ka keenay halkii ay ku dambeysay lacag dhan $440,000

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 9, 2018 by   ·   No Comments

Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa su’aal ka keenay halkii ay ku dambeysay lacag gaareysa $440,000 oo doollar, kaasoo 16 bilood ee la soo dhaafay laga jarayay Xildhibaanada mushaarkooda min boqol doolar bil kasta.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada ayaa   sheegay in loo baahan yahay in la ogaado halka ay lacagahaas ku baxday.

Xildhibaan Cali Ganey ayaa sheegay in lacagta $440,000 oo doollar ay uga fadhiyaan Guddoonka inuu caddeeyo halkii ay ku baxday, isla markaana lacagtaas aheyd keyd loogu tala galay in loo adeegsado xaaladaha degdeg ah, sida Xildhibaanka xanuunsada oo kale.

Arrintan ayaa ka dambeysay markii Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Sheekh Muudey uu sheegay in loo baahan yahay in lacag loo uruuriyo gurmadka fatahaadaha wabiga Shabeelle, iyadoo Xildhibaanada dood ka keeneen halka ay ku baxday lacagihii horay loo uruuriyay.

Guddoomiye Maxamed Mursal ayaa sheegay inuu lacagtaas dabagal ku sameyn doono, isla markaana la soo ogaanayo halka ay ku baxday, dibna Baarlamaanka loogu soo bandhigi doono.

Waxaa uu sheegay in laga soo bilaabo sanadkii 2017-dii bil walba Xildhibaanada mushaarkoodalaga jarayay lacag dhan boqol dollar, isla markaana ay soo socotay muddo 16 bilood ah, isla markaana lacagtaas ay baaritaan ku sameyn doonaan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhegayso:Xidhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo markale ka hadlay xaaladda magaalada Beledweyne

May, 21, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah ...

Sawirro:-Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Guddiga Gurmadka Iyo Xubnaha Beesha Caalamka

May, 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi ...

Dhageyso:-Xildhibaan Dr Cabdi Cali ”Xarunta Golaha Shacabku Waxay Isku Bedeshay Gole Geel”

May, 20, 2018
Xildhibaan Dr Cabdi Cali oo ka mid ah ...

Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeeray Kenya Oo La Xiriiray Dacwada Badda

May, 20, 2018
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa ...

Dhageyso:- Khasaaro Horleh Oo Uu Geystay Roobkii Ka Da’ay Muqdisho

May, 20, 2018
Saacadahii lasoo dhaafay ayaa waxaa roob uu ka ...

Soomaaliland Oo Markale Xukun Culus Ku Riday Boqor Buurmadow

May, 20, 2018
Maxkamada Magalada Hargeysa ee Gobolka la yiraahdo Maroodi ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka OoWarbaahinta la hadlay kana War Bixiyay Safar Uu Ku Tegay Dalka Turkiga

May, 20, 2018
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi ...

Magalada Baydhabo Oo Laga Mamnuucay Gaadiidka Inay Galaan Xilliyada

May, 20, 2018
Waxaa siweyn loo adkeeyey Amniga Magalada Baydhabo ee ...

AKHRISO:- Imtixaankii dowladda ee dugsiyadda Sare oo baaqday

May, 20, 2018
Wasaaradda Waxbarashadda dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ...

Somaliland oo xabsiga u taxaabtay  Nabaddoon Maxamed Muuse 

May, 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ee gobolka ...

Maqaallo

AKHRISO:- Duufaantii ku dhufatay Soomaaliya oo sababtay Khasaare badan

May, 20, 2018
Duufaan xoog leh ayaa ka dhacday degaanada ku ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com