GGGGGG
Friday, August 17th, 2018
header

WARBIXIN CUSUB:- Weerarada Daacish ay ka gaystaan Soomaaliya oo kordhay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 9, 2018 by   ·   No Comments

Muqdisho(Allsaaxo.com):– Warbaahinta Caalamka ayaa baahisay Warbixino kala duwan oo ay kaga hadlaayaan Weeraradda Daacish ay ka fuliso Gudaha Soomaaliya.

Wargeyska Long War Journal ayaa daabacay Warbixin uu kaga hadlaayo in bilihii lasoo dhaafay ay kordheen Weerarada Daacish ay ka fuliyaan Gudaha Soomaaliya.

Dilalka qorsheysan ee Kooxda Daacish ay ka gaystaan Magaalada Muqdisho gudaheeda iyo deegaanada ku dhaw ayaa si aad ah u kordhay Bilihii lasoo dhaafay.

Wakaaladda Daacish ee Acmaaq ayaa sheegtay in ciidan u daacad ah Daacish ay 15kii April,ay Degmada Afgooye ku dileen sarkaal ka tirsan Milatariga Soomaaliya, todobaad kaddib waxaa ay baahisay dilka sarkaal ka tirsan Nabad Sugidda Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho, afar maalmood kaddib haddana waxa ay baahisay dilka sarkaal kale oo ka tirsan Hay;ada Nabad Sugidda Soomaaliya.

Wakaaladda Wararka ee Daacish ayaa sheegtay Sanadkaan 2018 Daacish ay Magaalada Muqdisho ka fuliyeen 13 weerar oo lagu beegsaday askar Boolis ah iyo kuwa Nabad Suggid ah.

Tilaabaddan Cusub ayaa muujinaysa in Daacish ay ku xoogeysanayso Koonfurta Soomaaliya, waxaana horay loogu yaqaanay Kooxda Daacish Weeraradda ay ka fuliyaan degaanada maamulka Puntland.

Allsaaxo News

Halane128@gmail.com

Xafiiska Muqdisho

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

XFS oo amartay Hay’adaha DF inay dhaqan-geliyaan sharciga Iibka Qaranka

August, 17, 2018
 Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo saartay amar ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Daawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-Doonka Ah Oo Guur Ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

August, 16, 2018
Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga ...

DHAGEYSO:-HirShabelle Oo Isbadel Ballaaran Sameysay Afhayeenkii Gobolka Hiiraan Oo Xil Culus Helay

August, 16, 2018
Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arimaha Gudaha HirShabelle Maxamed ...

Dhageyso:- Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 21-aad Oo Gacanta Kusoo Dhigay Askar Dil Ka Geystay Mudug

August, 16, 2018
Galgaduud Islamarkaasna Ay Fariisin U Ah Guutada 13 ...

Ajaanibta ku sugan gudaha dalka oo la tirakoobayo (SAWIRRO)

August, 16, 2018
 Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa go’aamisay in tirakoob ...

Guddoomiyaha BFS oo kulan la qaatay xubno ka socday Midowga Yurub (SAWIRRO)

August, 16, 2018
Kulanka oo uu shir guddoominayay ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...

Masuuliyiinta Galmudug oo Dhuusa-mareeb kula kulmay Saraakiil Mareykan ah (SAWIRRO)

August, 16, 2018
Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ...

AMISOM oo bilawday ka bixitaankooda Muqdisho Stadium

August, 16, 2018
Hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ...

Maqaallo

Jawaari oo fariin DF ceeb ku ah u gudbiyey caalamka iyo hammi cusub oo galay

August, 16, 2018
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com