GGGGGG
Tuesday, May 22nd, 2018
header

Ra’iisul Wasaraha Dalka oo ka qeyb galay Xuska maalinta aas aaska Midawga Yurub (SAWIRRO)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 9, 2018 by   ·   No Comments

 Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta Muqdisho uga qeyb galay xuska sanad guurada 61-aad ee aasaaska Midawga Yurub oo sanad kasta la xuso maanta oo kale, ayaa u diray hambalyo ku aadan munaasabadda muhiimka ah.

Ra’iisul wasaaraha oo khudbad dhinacya badan taabaneysa ka jeediyay munaasabadda ayaa sidoo kale ka halday shirkii dhawaan lagu qabtay Brussels iyo dhaqaalihii ay u ballan qaadeen midawga Yurub kaalmada iyo garab istaagga Soomaaliya, waxa uuna ku ammaanay sida ay Soomaaliya u garab taaganyihiin gaar ahaan arimaha dhaqaalaha, Amniga iyo caawinta Barakacayaasha iyo Qaxootiga.

Mudane Kheyre ayaa ka codsaday Midawga Yurub in ay laba jibbaaraan dadaallada ay ku garab taaganyihiin Soomaaliya, isaga oo xussay in Soomaaliya ay soo kabaneyso ayna aad ugu baahantahay taageero dhinac waliba leh si ay cagaheeda isugu taagto mar kale.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Muwaadiniin Soomaali ah oo si Foolxun loogu dilay Bartamaha London, Magacyada+Sawiradooda

May, 22, 2018
72-kii saacadood ee la so odhaafay waxaa magaalladda ...

DAAWO:- Soomaalida Minnesota oo dhigay Banaanbax (Ogow Sababta)

May, 22, 2018
Jaaliyadda Soomalaiyeed ee Minnesota oo ka jawaabayay warbixin ...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo digniin Culus u jeediyay Hay’adaha ka hawlgala Deeganada Jubbaland (OGOW SABABTA)

May, 22, 2018
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed ( Madoobe) oo ...

Wararkii u danbeeyay Dil caawa ka dhacay Muqdisho

May, 21, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada ...

Guddoomiyaga G/banaadir oo shaaciyay khasaaraha hantiyadeed ee ka dhashay Roobabkii ka Da’ay Muqdisho

May, 21, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Garab ka mid ah maamulka Khaatuma ku Dhawaaqay inay ku Biirayaan Dagaalka Tuka-raq, kana soo horjeedaan…

May, 21, 2018
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali(Cagalule) oo war ...

Amaro Culus oo la duldhigay Ajaaniibta ku sugan deegaanada Maamulka Koofur Galbeed

May, 21, 2018
Wasaarada amniga maamulka Koofur Galbeed ayaa amar duldhigtay ...

Xog laga helay Madaxweynaha Turkiga oo ka badbaaday isku day dil lala damacsanaa ( YAA KA DANBEEYAY)

May, 21, 2018
Warar soo baxay ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda ...

Dhagays:Khaatumo oo War layaab Leh ka soo Saartay Dagaalka Tukaraq

May, 21, 2018
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Khaatumo Mudane Cabdalle Maxamuud Cali ...

(Dhageyso+Sawirro)Deeq lacageed oo ka timid DF oo Raashin Gargaar ah loogu qeybiyey ilaa shan Boqol oo qoys oo ku dhaqan degmada Baardheere

May, 21, 2018
Qoysaska la gaarsiiyey Raashinkan Gargaarka ah ayaa isugu ...

Maqaallo