GGGGGG
Saturday, August 18th, 2018
header

Fadeexad ku soo baxday Qareenka gaarka ah ee Madaxweynaha Maraykanka

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 9, 2018 by   ·   No Comments

Qareenka khaaska ah ee Madaxweyne Donald Trump ayaa 500,000 oo doollar ka helay shirkad la sheegay inay ku xiran tahay shirkadda Ruushka laga leeyahay ee oligarch, sida ay ku warramayso warbaahinta Maraykanka.

Shirkaddo doonayay inay maamulka hawlo ka dhamaystaan ayaa doorashadii 2016kii ka dib lacago u shubay shirkad uu aasaasay qareen Michael Cohen, sida lagu sheegay warbixinta oo soo xiganaysa diiwaanno maaliyadeed.

Cohen ayaa sidoo kale lacag siiyay gabadh ku caanbaxday jiliddda aflaanta galmada ah oo sheegtay inay la seexatay Trump.

Qareenka fannaanada ayaa markii u horraysay Twitter-ka ku shaaciyay lacagta Talaadadii.

Sida uu ku warramay wargeyska New York Times Shirkadda Cohen ee Essential Consultants LLC, ayaa sannadkii hore nus milyan doolar ka heshay Columbus Nova oo ah shirkad maalgashi oo fadhigeedu yahay magaalada New York taasoo xiriir maaliyadeed la leh shirkadda uu maamulo oligarch ee uu maamulo Viktor Vekselberg oo Ruush ah.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Duqa Muqdisho oo dib ugu soo celiyey Gurigooda qoys dan-yar ah+Sawirro

August, 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Dowladda Qatar Oo Soo Saartey Eedeyn Ka Dhan Ah Sacuudiga Oo Ku Saabsan Arrimaha Xajka

August, 18, 2018
War ka soo baxay Dowladda Qatar ayaa waxaa ...

Xubno ka tirsan dekadda Muqdisho oo xabsiga la dhigay

August, 18, 2018
Ciidamada amaanka ayaa goordhaw waxa ay xabsiga dhigeen ...

Guddoomiyihii Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Iscasilay

August, 18, 2018
Wararka aanu hadda ka helayno magaalada Jigjiga ee ...

Akhriso:-Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo la dhaariyey

August, 18, 2018
Gudoomiyaha maxkamada Racfaanka ayaa maanata Dhaariyay Garsoorayaasha Maxkamada ...

Dawlada Tukiga oo sheegtay inaysan jirin cid ay kula tartamayso Soomaaliya

August, 18, 2018
Turkigu kula tartami mayo wadan kale isku dayga ...

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan oo geeriyooday isagoo 80 jir ah

August, 18, 2018
Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa ...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo xil u magacaabay ku xigeenkii NISA ee uu Farmaajo xilka ka qaaday

August, 18, 2018
Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal ...

RW Kheyre oo ku amray Diblomaasiyiinta Safaaradda Sudan inay degdeg ku soo galaan dalka

August, 18, 2018
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo ...

Mooshin loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka Puntland

August, 18, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa ka aqbalay mooshin ...

Maqaallo

SAWIRRO:RW kheyre oo bilaabay la xisaabtanka wasiirada

August, 18, 2018
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com