GGGGGG
Monday, May 21st, 2018
header

DHAGEYSO: Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay war farxad leh.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 9, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa sheegay in maamulka Galmudug ay dadaal dheeri ah ku bixin doonaan sidii dib loogu soo celin lahaa adeegyadii Bulshadda.

Madaxweynaha waxaa uu sheegay in Galmudug ay dhaqaalle ku taageeri doonto dhismaha Wadooyinka iyo sidoo kale kaabayaasha dhaqaallaha Galmudug.

Xaaf waxaa uu sheegay in Dekedda Hobyo lagu dhisi doono dhaqaalle ay ka heleen Dowladda Dhexe iyo Beesha Caalamka.
Madaxweynaha waxaa uu xusay in bulshadda laga doonaayo in ay muujiyaan isku duubni si looga gudbo dhibaatooyinka iyo sidoo kale Wada shaqeyn la’aanta.

Waxaa uu sheegay in sanadkaan ay bilaabi doonaan Mashaariic badan oo loogu tala galay in lagu horumariyo Galmudug.

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO

      cod-1-Xaaf (1)

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhegayso:Xidhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo markale ka hadlay xaaladda magaalada Beledweyne

May, 21, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah ...

Sawirro:-Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Guddiga Gurmadka Iyo Xubnaha Beesha Caalamka

May, 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi ...

Dhageyso:-Xildhibaan Dr Cabdi Cali ”Xarunta Golaha Shacabku Waxay Isku Bedeshay Gole Geel”

May, 20, 2018
Xildhibaan Dr Cabdi Cali oo ka mid ah ...

Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeeray Kenya Oo La Xiriiray Dacwada Badda

May, 20, 2018
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa ...

Dhageyso:- Khasaaro Horleh Oo Uu Geystay Roobkii Ka Da’ay Muqdisho

May, 20, 2018
Saacadahii lasoo dhaafay ayaa waxaa roob uu ka ...

Soomaaliland Oo Markale Xukun Culus Ku Riday Boqor Buurmadow

May, 20, 2018
Maxkamada Magalada Hargeysa ee Gobolka la yiraahdo Maroodi ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka OoWarbaahinta la hadlay kana War Bixiyay Safar Uu Ku Tegay Dalka Turkiga

May, 20, 2018
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi ...

Magalada Baydhabo Oo Laga Mamnuucay Gaadiidka Inay Galaan Xilliyada

May, 20, 2018
Waxaa siweyn loo adkeeyey Amniga Magalada Baydhabo ee ...

AKHRISO:- Imtixaankii dowladda ee dugsiyadda Sare oo baaqday

May, 20, 2018
Wasaaradda Waxbarashadda dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ...

Somaliland oo xabsiga u taxaabtay  Nabaddoon Maxamed Muuse 

May, 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ee gobolka ...

Maqaallo

AKHRISO:- Duufaantii ku dhufatay Soomaaliya oo sababtay Khasaare badan

May, 20, 2018
Duufaan xoog leh ayaa ka dhacday degaanada ku ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com