GGGGGG
Wednesday, November 14th, 2018
header

Dadweynaha Maleysiya oo u dareeraya Cod bixnta Doorashada.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 9, 2018 by   ·   No Comments

Dadweynaha Maleysiya ayaa saaka u dareeray codbixinta kuraasta baarlamaanka uu loollanka adag dhex marayo tani iyo marki uu dalku xorriyadda qaatay.

Olola doorasha aad u adag ayaa wuxuu dhex marayaa Ra’isal wasaare Najib Razak iyo Rai’sal wasaarihi hore Mahaatir Mohamed oo 92 jir ah doorashada isku hor fadhiyan fadhiyaan.

Mr Najiib ayaa waxaa lagu cambaareeyaa inuu fadeexad musuq uu ku dhaqaaqay iyada oo balaayiin doolar laga waayey sanduuqa maalgelinta Malaeysiya.

Mr Mahatir oo saxada siyaasadda ku soo laabtay ayaa wuxuu rajeynayaa iney doorashada isgau guul ku raacdo sumcad xumada Mr Najiib la soo deristay awgeed.

Labada xubin uu loollanka adag ku dhex maraya doorashadan waa siyaasiyiin horay xulafa u soo ahaa.

Mr Mahaatir oo horay dalka Maleysia Ra’isal wasaare ka soo noqday ayaa mudda kaddib ku soo laabtay saxada siyaasadda dalkaasi.

Isaga oo sheegaya inuu dalku ku jiro noolasha oo aad u adkaatay iyo musuqmaasuqa oo aad u baahay fursadahaasina ay u horseedayaan iney guul halkaasi ka raacdo.

Mudda kaddib wuxuu siyaasadda ugu soo laabtayna ay tahay inuu badbaadiyo dalka iyo dadka Maleysia.

Doorashada ayaa waxaa la filayaa iney codkooda ka dhiibtaan dad ka badan 14 milyan

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo Itoobiya kula kulmay Xulka Qaranka Soomaaliya

November, 14, 2018
Danjire Axmed Ciise Cawad  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...

Dagaal saakay ka dhacay Mooyaale.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya deegaanka mooyaale ayaa sheegaya in ...

(Dhageyso)War Deg Deg ah :Wasiiru Dowlaha Amniga Jubaland oo Iska Casiley Xilkaasi

November, 13, 2018
Maxamed Cabdi Kaliil oo ahaa Labadii Sanno ee ...

Raiisal Wasaare Ku xigeenka dalka oo maanta daah furay Shirka Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka

November, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ...

Sawirro:-Wafdi Ka Socda QM Oo Gaaray Baydhabo Lana Kulmay Kusimaha Madaxweynaha KGS

November, 13, 2018
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

UK oo wali ka walaacsan dilkii Wariye Jamaal Khashoggi

November, 13, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda UK Jeremy Hunt ayaa sheegay ...

Ciidanka Kenya oo toogtay haweenay Soomaali ah

November, 13, 2018
Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada ...

Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Spain

November, 13, 2018
Saddex qof ayaa ku geeriyootay, saddex kalena waa ...

SAWIRO: Banaanbax ka socda Gaalkacyo

November, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ...

Maqaallo