GGGGGG
Friday, August 17th, 2018
header

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Itoobiya oo Xoojiyay howlgal ay ka wadeen Deegaanka Kalabeer ee G/Hiiraan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 9, 2018 by   ·   No Comments

Wararka saakay aynu ka heleyno inta u dhaxeeysa Degaanka Kalabeer iyo Degaanka Matabaan,ee kala tirsan Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud,ayaa waxa ay shegayaan in Ciidamada Dowlada oo garab ka helaya kuwa Itoobiya,ay shalay ilaa iyo saakay ay halkaasi wali ka wadaan Howlgal qorsheysan oo lagu Xaqiijinayo Amniga sida Saraakiil ka tirsan Ciidanka Dowlada ay inoo xaqiijiyeen iyo qaar ka mid ah mid ah dadka deegaanka.

Ciidamada ayaa si gaar ah waxa la tilmaamay in ay Howlgalka ay kaga wadaan Degaanka Tarakaale, u dhaxeeya Degaanada Matabaan iyo Kalabeer ee ka kala tirsan Hiiraan iyo Galgaduud.

ilo Xog-ogaal ah oo lagu kalsoonaan karo ayaa waxa ay inoo shegeen in ujeedka ay Ciidamada ay halkaasi ugu bilaabeen Howlgalka in ay tahay in ay maqleen in Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab in ay ku sugan yihiin Degaanka Tarakaale, taasina ay keentay in Ciidamada ay Howlgalka ka bilaabaan Degaankasi.

Ilaa iyo hada Wali kama aysan hadlin Saraakiisha Ciidanka Dowlada soomaaliya iyo kuwa itoobiya ee wali wada howlgalka Culus ay wadaan,balse wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya halkaasi ayaa sheegaya in dad badan oo dhalinyaro ay ku jiraan lagu soo qab qabtay howlgalkaasi in kastoo tiradooda aanan la ogeyn.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

XFS oo amartay Hay’adaha DF inay dhaqan-geliyaan sharciga Iibka Qaranka

August, 17, 2018
 Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo saartay amar ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Daawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-Doonka Ah Oo Guur Ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

August, 16, 2018
Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga ...

DHAGEYSO:-HirShabelle Oo Isbadel Ballaaran Sameysay Afhayeenkii Gobolka Hiiraan Oo Xil Culus Helay

August, 16, 2018
Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arimaha Gudaha HirShabelle Maxamed ...

Dhageyso:- Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 21-aad Oo Gacanta Kusoo Dhigay Askar Dil Ka Geystay Mudug

August, 16, 2018
Galgaduud Islamarkaasna Ay Fariisin U Ah Guutada 13 ...

Ajaanibta ku sugan gudaha dalka oo la tirakoobayo (SAWIRRO)

August, 16, 2018
 Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa go’aamisay in tirakoob ...

Guddoomiyaha BFS oo kulan la qaatay xubno ka socday Midowga Yurub (SAWIRRO)

August, 16, 2018
Kulanka oo uu shir guddoominayay ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...

Masuuliyiinta Galmudug oo Dhuusa-mareeb kula kulmay Saraakiil Mareykan ah (SAWIRRO)

August, 16, 2018
Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ...

AMISOM oo bilawday ka bixitaankooda Muqdisho Stadium

August, 16, 2018
Hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ...

Maqaallo

Jawaari oo fariin DF ceeb ku ah u gudbiyey caalamka iyo hammi cusub oo galay

August, 16, 2018
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com