GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Rasmi: Arsene Wenger Oo Sheegay In Uu Sii Wadi Doono Shaqada Marka Uu Ka Tago Arsenal, Muxuu Qaban Doonaa?

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 8, 2018 by   ·   No Comments

Tababaraha Kooxda Arsenal ee Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay inuu heysto dalabyo shaqooyin kooxo kale ah isaga oo sidoo kale seegay in uu sii wadi doono shaqada ciyaaraha marka uu ka tago kooxda Arsenal.

Tababaraha reer France ayay mustaqbalkiisa Arsenal uga hareen laba kulan kuwaas oo kala ah Arbacada oo Leiecester city ah iyo Axadoo Huddersfield ah.

Tan ilaa markii uu tababarana shaaciyay in uu ka tagi doono Arsenal waxa la is waydiinayay in uu tababarahan sii wadi doono shaqada tababaranimo iyo in kale laakiin 68 jirkan ayaa sheegay in uuna tababare sii ahaan doonin.

Shirkii ka horeeyay kulanka Leicester city ayaa Wenger la waydiiyay in uu helay dalabyo waxana uu ku jawaabay “Haa waliba si ka badan sidii aan filayay”.

“Laakiin kama hadlayo ama fiirsanayo wax kale waxa aan doonayaa in aan si adag uga shaqeeyo halkan ilaa maalinta ugu dambaysa xilli ciyaareedka”.

“Waxa Hubaal ah in aan shaqada ku sii jiri doono Maskaxdayda ayaa doonaysa in ay shaqayso”.

“Waxa aan khibrad weyn ku leeyahay maamulka waan shaqayn doonaa”.

“Maxan qaban doonaa? ma garanayo.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Barakac ka socda Xeraale

March, 20, 2019
Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka ...

Somaliland oo sheegtay Eriteria in ka Caawinayso ka bixitaanka Soomaaliya

March, 20, 2019
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March, 20, 2019
Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ...

Maqaallo