GGGGGG
Wednesday, November 14th, 2018
header

Kenya Xabsiga Dhigtay Lammaane Soomaaliyeed oo La Sheegay Inay Xiriir La Leeyihiin Al-shabaab

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 8, 2018 by   ·   No Comments

Hadal ka soo baxay Taliska Booliska Kenya ayaa lagu sheegay inay Lammaanahaasi ku qabteen Xaafadda Islii ee magaalladda Nairobi.

Boolisku waxay Lammaanahaasi oo lagu kala magacaabo Yaasiin C/lle Xuseen “Abu Sumeya iyo  Fartuun Maxamuud Guuleed waxaa ay sheegeen inay ku tuhunsan yihiin inay maalgeliyaan, lana shaqeeyaan Ururka Al-shabaab, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Waxay kalooTaliska  Booliska Kenya sheegeen inay Lammaanahaasi yihiin kuwo xiriir la leh  Nin magaciisa lagu sheegay  C/weli Maxamed Guuleed “C/weli Kamaure, kaasi oo la sheegay inu uu ahaa Maskaxdii ka dambeysay weerarkii ay Al-shabaab bishii November ee sannadkii 2014-kii ku dileen dad aan Muslim ahayn oo  la socday Bas ku sii jeeday Magaalada Mandhera.

Dhinaca kale, Wargeyska Nation ayaa qoray Lammaanaha lagu qabtay Xaafadda Islii ee  Nairobi ay ka mid yihiin 6 qof oo lagu tuhunsan yahay Alshabaab o oay Boliska Kenya isbuucii hore soo bandhigeen Magacyadooda iyo Sawiradooda, kuwaasi oo Bolisku sheegay inay yihiin dad khatar ah oo hubeysan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadaya ku noqoshada Miisaaniyadda

November, 14, 2018
Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo Itoobiya kula kulmay Xulka Qaranka Soomaaliya

November, 14, 2018
Danjire Axmed Ciise Cawad  Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...

Dagaal saakay ka dhacay Mooyaale.

November, 14, 2018
Wararka ka imaanaya deegaanka mooyaale ayaa sheegaya in ...

(Dhageyso)War Deg Deg ah :Wasiiru Dowlaha Amniga Jubaland oo Iska Casiley Xilkaasi

November, 13, 2018
Maxamed Cabdi Kaliil oo ahaa Labadii Sanno ee ...

Raiisal Wasaare Ku xigeenka dalka oo maanta daah furay Shirka Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka

November, 13, 2018
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar) ...

Sawirro:-Wafdi Ka Socda QM Oo Gaaray Baydhabo Lana Kulmay Kusimaha Madaxweynaha KGS

November, 13, 2018
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ...

UK oo wali ka walaacsan dilkii Wariye Jamaal Khashoggi

November, 13, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda UK Jeremy Hunt ayaa sheegay ...

Ciidanka Kenya oo toogtay haweenay Soomaali ah

November, 13, 2018
Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada ...

Khasaare ka dhashay Qarax ka dhacay Spain

November, 13, 2018
Saddex qof ayaa ku geeriyootay, saddex kalena waa ...

SAWIRO: Banaanbax ka socda Gaalkacyo

November, 13, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ...

Maqaallo