GGGGGG
Saturday, August 18th, 2018
header

Kenya oo xirtay Xadka ay la wadaagto Soomaaliya( Ogow Sababta)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 8, 2018 by   ·   No Comments

Ciidamada milatariga dowladda Kenya ayaa maanta hakad galiyay dhaq dhaqaaqa Xadka ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Waxaana Ciidamadu howlgallo Miino baaris ah ay ka samayeen deegaano dhaca Xadka Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale maanta gabi ahaan waxaa xirmay Waddada dheer ee isku xirta magaalada Dhoobley iyo deegaanada ku teedsan Xadka labada dal.

Arrintan ayaa sameyn ku yeelatay dhaq dhaqaaqa Gaadiidka iyo dadweyna labada dhinac ee isaga kala gooshi jiray Xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.

Howlgalladan ayaa ku soo aadaya maalin, kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya qarax xoogan lagula eegtay nawaaxiga M/ Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose.

Kenya ayaana xaqiijisay in qaraxaasi looga dilay illaa 9 Askari oo ka tirsanaa Ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka AMISOM ee Soomaaliya.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Duqa Muqdisho oo dib ugu soo celiyey Gurigooda qoys dan-yar ah+Sawirro

August, 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Dowladda Qatar Oo Soo Saartey Eedeyn Ka Dhan Ah Sacuudiga Oo Ku Saabsan Arrimaha Xajka

August, 18, 2018
War ka soo baxay Dowladda Qatar ayaa waxaa ...

Xubno ka tirsan dekadda Muqdisho oo xabsiga la dhigay

August, 18, 2018
Ciidamada amaanka ayaa goordhaw waxa ay xabsiga dhigeen ...

Guddoomiyihii Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Iscasilay

August, 18, 2018
Wararka aanu hadda ka helayno magaalada Jigjiga ee ...

Akhriso:-Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo la dhaariyey

August, 18, 2018
Gudoomiyaha maxkamada Racfaanka ayaa maanata Dhaariyay Garsoorayaasha Maxkamada ...

Dawlada Tukiga oo sheegtay inaysan jirin cid ay kula tartamayso Soomaaliya

August, 18, 2018
Turkigu kula tartami mayo wadan kale isku dayga ...

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan oo geeriyooday isagoo 80 jir ah

August, 18, 2018
Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa ...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo xil u magacaabay ku xigeenkii NISA ee uu Farmaajo xilka ka qaaday

August, 18, 2018
Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal ...

RW Kheyre oo ku amray Diblomaasiyiinta Safaaradda Sudan inay degdeg ku soo galaan dalka

August, 18, 2018
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo ...

Mooshin loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka Puntland

August, 18, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa ka aqbalay mooshin ...

Maqaallo

SAWIRRO:RW kheyre oo bilaabay la xisaabtanka wasiirada

August, 18, 2018
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com