GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Faah-faahin:- Dagaal Xoogan oo Muqdisho ka dhacay & Khasaaro ka dhashay

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 8, 2018 by   ·   No Comments

Dagaalkaan ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Kaawa Godeey ee degmada Dharkenley gaar ahaan agagaarka xerada Tababarka (Dhagabadan) Ex Jaziira,waxana la sheegay in uu u dhaxeeyey Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya kuwaas oo u abaabulan hab beeleed.
Dadka deegaanka ayaa waxa ay xaqiijiyeen in halkaasi ay ku dagaalameen ciidamadaas oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya,kuwaas oo isku iskuheysta Dhul ku yaalla halka loo yaqaano xeradii hore ee rajo oo ku dhow Xerada Tababarka Jaziira qeybta degmada Dharkenley.

Hal ruux ayaa la xaqiijiyey in dagaalkaas uu ku geeriyooday halka 2 kale ay ku dhaawacmeen kuwaas oo dhammaantood ah ciidamadii dagaalamay.

Maamulka degamda Dharkenley ayaan la xiriirnay si aan wax uga weeydiino dagaalkaas balse kama jawaabin taleefoonadeena.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Barakac ka socda Xeraale

March, 20, 2019
Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka ...

Somaliland oo sheegtay Eriteria in ka Caawinayso ka bixitaanka Soomaaliya

March, 20, 2019
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March, 20, 2019
Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ...

Maqaallo