GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

DEG DEG Diyaaradaha Dagaalka Oo Duqeyn Ku Garaacay Qeybo ka Mid ah Gobolka Hiiraan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 8, 2018 by   ·   No Comments

Sida ay ku waramayaan Wararka ka imaanaya gobolka hiiraan gaar ahaan deegaan lagu magacaabo dil dilaay  oo 87km dhanka koonfur kaga beegan magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka hiiraan ayaa saakay aroortii hore ay diyaaradaha dagaalka ay  duqeeyeen xarun ay shabaabku ku lahaayeen deegaanka dil dilaay  taasoo la aaminsanyahay in masuuliyiin sar sare oo shabaabka ka tirsan ay ku sugnaayeen goobta ay duqeyntu ka dhacday.
Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeynta saakay lala beegsaday Xaruntani ay ku sugnaayeen Hogaamiyaal la sheegay in ay ka tirsan yihiin Alshabab, balse dadka deegaanka ayaa sheegay in uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh oo ka dhashay duqeynta waxaana jugta laga maqlayay deegaano aad uga fog goobta ay wax ka dhaceen.
Waxaana adag in la helo xaqiiqda ka jirta halkaasi maadaama deegaanku yahay dhul miyi ah oo ay gacan ku heynta deegankaasi ay maamulaan Ururka AL-shabaab.
Laamaha amniga dowlada soomaaliya iyo kuwa ka taageera dagaalka ka dhanka ah alshabaab ee AMISOM iyo taliska mareykanka Ee Qaarada Afrika looguna Yeero africom wali war kama soo saarin duqeeynta saaka ka dhacday deegaanka dil,dilaay oo ka tirsan gobolka hiiraan.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Barakac ka socda Xeraale

March, 20, 2019
Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka ...

Somaliland oo sheegtay Eriteria in ka Caawinayso ka bixitaanka Soomaaliya

March, 20, 2019
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March, 20, 2019
Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ...

Maqaallo