GGGGGG
Monday, May 21st, 2018
header

Ciidamada Dowlada iyo kuwa Itoobiya oo Howlgal ka bilaabay meel u dhaw Degaan ay ku sugan yihiin Al-Shabaab

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 8, 2018 by   ·   No Comments

Wararka anu ka heleyno inta u dhaxeeysa Degaanka Kalabeer iyo Degaanka Matabaan,ee kala tirsan Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud,ayaa waxa ay shegayaan in Ciidamada Dowlada oo garab ka helaya kuwa Itoobiya,ay Galabta ay halkaasi ka bilaabeen Howlgal qorsheysan oo lagu Xaqiijinayo Amniga sida Saraakiil ka tirsan Ciidanka Dowlada ay ino shegeen.
Ciidamada ayaa si gaar ah waxa la tilmaamay in ay Howlgalka ay kaga wadaan Degaanka Tarakaale, u dhaxeeya Degaanada Matabaan iyo Kalabeer ee ka kala tirsan Hiiraan iyo Galgaduud.
ilo Xog-ogaal ah oo lagu kalsoonaan karo ayaa waxa ay inoo shegeen in ujeedka ay Ciidamada ay halkaasi ugu bilaabeen Howlgalka in ay tahay in ay maqleen in Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab in ay ku sugan yihiin Degaanka Tarakaale, taasina ay keentay in Ciidamada ay Howlgalka ka bilaabaan Degaankasi.
Wali kama aysan hadlin Saraakiisha Ciidanka Dowlada Howlgalka ay ka bilaabeen Degaanka Tarakaale,walow uu socdo Howlgal,waxaana Saraakiisha qaar oo si hoose danan ula hadlay ay inoo shegeen in Sacaadaha soo socda ay ka warbixin donaan Howlgalka ay wadaa

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Dhegayso:Xidhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo markale ka hadlay xaaladda magaalada Beledweyne

May, 21, 2018
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah ...

Sawirro:-Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Guddiga Gurmadka Iyo Xubnaha Beesha Caalamka

May, 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi ...

Dhageyso:-Xildhibaan Dr Cabdi Cali ”Xarunta Golaha Shacabku Waxay Isku Bedeshay Gole Geel”

May, 20, 2018
Xildhibaan Dr Cabdi Cali oo ka mid ah ...

Dowladda Soomaaliya Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeeray Kenya Oo La Xiriiray Dacwada Badda

May, 20, 2018
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya  Axmed Ciise Cawad ayaa ...

Dhageyso:- Khasaaro Horleh Oo Uu Geystay Roobkii Ka Da’ay Muqdisho

May, 20, 2018
Saacadahii lasoo dhaafay ayaa waxaa roob uu ka ...

Soomaaliland Oo Markale Xukun Culus Ku Riday Boqor Buurmadow

May, 20, 2018
Maxkamada Magalada Hargeysa ee Gobolka la yiraahdo Maroodi ...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dalka OoWarbaahinta la hadlay kana War Bixiyay Safar Uu Ku Tegay Dalka Turkiga

May, 20, 2018
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi ...

Magalada Baydhabo Oo Laga Mamnuucay Gaadiidka Inay Galaan Xilliyada

May, 20, 2018
Waxaa siweyn loo adkeeyey Amniga Magalada Baydhabo ee ...

AKHRISO:- Imtixaankii dowladda ee dugsiyadda Sare oo baaqday

May, 20, 2018
Wasaaradda Waxbarashadda dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ...

Somaliland oo xabsiga u taxaabtay  Nabaddoon Maxamed Muuse 

May, 20, 2018
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ee gobolka ...

Maqaallo

AKHRISO:- Duufaantii ku dhufatay Soomaaliya oo sababtay Khasaare badan

May, 20, 2018
Duufaan xoog leh ayaa ka dhacday degaanada ku ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com