GGGGGG
Saturday, November 17th, 2018
header

AKHRISO: Guddoomiye Yariisow “Waa in qof walba amni uu ku helaa gurigiisa “

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 8, 2018 by   ·   No Comments

Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulkiisu uu si istaraatiijiyad ah ku wajahay amniga Caasimadda, iyadoo 17ka degmo ee G/Banaadir laga hirgeliyey wadashaqaynta laamaha ammaanka iyo maamulka.

Guddoomiya Yarisow ayaa xusay in ciidamada looga fadhiyo inay ka hortagaan falalka lidiga ku ah amaanka, gaar ahaana kuwa dhibaatada u maleegaya shacabka Soomaaliyeed, isagoo ka hadlayay kormeer dhiirigelin ah oo ay si wadajir ah ugu sameeyeen xarunta Ciidamadda Xasillinta Caasimadda, Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre, Saraakiisha Ciidamadda iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Sidoo kale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay in kalsooni laga kasbado shacabka ku nool goobaha howlgallada laga fulinayo, maadaama ay iyagu yihiin cidda loo adeegayo, isla markaana laga fogaado wax walba oo dhaawacaya wadashaqaynta ciidamadda iyo shacabka, lana dhowro Xuquuqal Insaanka.

“Caasimaddu si ay ula tartanto adduunka waxay u baahan tahay amni iyo xasillooni, amnigaas in ay keento waxa looga fadhinayana waa idinka hortayda taagan. Waxaana idiin-kaga mahadcelinayaa howllaha baxaadda leh ee aad ka qabateen amniga Muqdisho, welina waa inaad ogaataan cadowgu inuu dhibaato u maleegayo nafta iyo maalka shacabka Soomaaliyeed.” Ayuu yiri Duqa Caasimadda.

Mudane Eng. Yarisow ayaa kula dardaarmay ciidamadda in kor loo sii qaado sugida amniga Caasimadda, shacabka Soomaaliyeedna ay helaan ammaan buuxa si noloshu caadi ugu socoto waqtiyada lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadan. “Waa in qof walba amni ku helaa gurigiisa kalsoonina ku noolaado, si aad taasi u suurtagelisaana anaguna waxaan nahay garbihiina”.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

CIA:”Amarka lagu dilay Wariye Kashoggi waxaa bixiyay Amir Maxamed Bin Salmaan”.

November, 17, 2018
Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee ...

Daacish oo u digtay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya

November, 17, 2018
Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ...

Mareykanka oo Soomaaliya Safaarad ka furanaayo

November, 17, 2018
Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa ahaa mid liita ...

Dhagayso:Warka Fiidnimo ee Radio Vos Cw

November, 16, 2018
Halkaan ka Dhagayso Warka oo uu soo jedinayo ...

Dhagayso:Faahfaahin Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidanka Galmudug iyo Shabaab

November, 16, 2018
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo kulan la yeeshay Dhiggiisa Kenya

November, 16, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

SAWIRO: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda Jasiiradda Cyprus

November, 16, 2018
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ...

Waxgarad Nabadeyn u socday oo Shil ku galay Galmudug

November, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ...

Jabuuti oo qorsheynaysa in Eritrea ay ka dacweyso Maxkamada ICJ

November, 16, 2018
Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti ...

Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday

November, 16, 2018
degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ...

Maqaallo