GGGGGG
Tuesday, May 22nd, 2018
header

XASAASI: Dowlada Uganda oo kasoo Horjeesatay in AMISOM ay ka baxaan Somalia, Ogow Sababta

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 7, 2018 by   ·   No Comments

Ciiddanka Difaaca Uganda ee UPDF ayaa ka soo horjeestay qorshaha haaatan socda ee lagu dhimayo Tirada Ciiddanka Nabad-ilaalinta AMISOM.

Waxayna ka digeen inay taasi keeni doonto guul-darro ku timaada dadaalka loogu jiro Degaanaanshaha Somalia.

QM waxay u tilmaamtay AMISOM sidii loo bilaabi lahaa dhimista Ciiddanka AMISOM, iyadoo ay 1,000 Askari mar hore dib loogu celiyey dalalkooda hooyo.

Qorshaha dhimista Ciiddankaasi ayaana weli socota, waxaana la filayaa in 1,000 kale laga dhimo AMISOM bisha October ee sannadkan.

QM waxay kaloo doonaysaa inay AMISOM mas’uuliyadda Ammaanka Somalia ku wareejiyaan Ciiddanka Qaranka ee SNA marka la gaaro sannadka 2021-ka.

Si kastaba ha ahaatee, Sarreeye Guuto PAUL LOKECH oo ka mid ah Taliyayaasha Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM oo laa hadlay Wargeyska NEW VISION ee ka soo baxa magaalladda Kampala ayaa sheegay inaysan farri ka qodnayn sidii ay Ciiddanka Somalia ugu wareejin lahaayeen Mas’uuliyadda Sugidda Ammaanka Somalia, waa sida uu hadalka u yiri.

‘Marka dhinaca Aragtida Ciiddamadda laga eego, Anigu waxaan oran lahaa inaan weli la gaarin Xilligii ay AMISOM ka bixi lahaayeen Somalia, waxaana u baahanahay xilli si aan Ciiddanka DFS ugu diyarainayo inay Xilka la wareegaan” ayuu yiri Taliyahaasi.

Waxa uu intaasi ku daray inay tababareen tiro ka mid ah Ciiddanka SNA, si ay ugu diyaar garoobaan inay Xilka la wareegaan, inkastoo uu rajo-xumo ka muujiyey inay muddo kale sii qaadan doonto inay Ciiddanka DFS la wareegaan Mas’uuliyadda Ammaanka Somalia, waa sida uu hadalka u yiri.

Si kastaba ha ahaatee, Ciiddanka Uganda ayaa ah tirada ugu badan ee Ciiddanka Hawlgalka AMISOM oo ka kooban Ciiddamo ka kala socda dalalka Uganda, Jabuuti, Burundi, Kenya iyo Ethiopia.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Muwaadiniin Soomaali ah oo si Foolxun loogu dilay Bartamaha London, Magacyada+Sawiradooda

May, 22, 2018
72-kii saacadood ee la so odhaafay waxaa magaalladda ...

DAAWO:- Soomaalida Minnesota oo dhigay Banaanbax (Ogow Sababta)

May, 22, 2018
Jaaliyadda Soomalaiyeed ee Minnesota oo ka jawaabayay warbixin ...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo digniin Culus u jeediyay Hay’adaha ka hawlgala Deeganada Jubbaland (OGOW SABABTA)

May, 22, 2018
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed ( Madoobe) oo ...

Wararkii u danbeeyay Dil caawa ka dhacay Muqdisho

May, 21, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada ...

Guddoomiyaga G/banaadir oo shaaciyay khasaaraha hantiyadeed ee ka dhashay Roobabkii ka Da’ay Muqdisho

May, 21, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Garab ka mid ah maamulka Khaatuma ku Dhawaaqay inay ku Biirayaan Dagaalka Tuka-raq, kana soo horjeedaan…

May, 21, 2018
Madaxweyne ku xigeenkii Khaatumo Cabdalle Maxamuud Cali(Cagalule) oo war ...

Amaro Culus oo la duldhigay Ajaaniibta ku sugan deegaanada Maamulka Koofur Galbeed

May, 21, 2018
Wasaarada amniga maamulka Koofur Galbeed ayaa amar duldhigtay ...

Xog laga helay Madaxweynaha Turkiga oo ka badbaaday isku day dil lala damacsanaa ( YAA KA DANBEEYAY)

May, 21, 2018
Warar soo baxay ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda ...

Dhagays:Khaatumo oo War layaab Leh ka soo Saartay Dagaalka Tukaraq

May, 21, 2018
Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Khaatumo Mudane Cabdalle Maxamuud Cali ...

(Dhageyso+Sawirro)Deeq lacageed oo ka timid DF oo Raashin Gargaar ah loogu qeybiyey ilaa shan Boqol oo qoys oo ku dhaqan degmada Baardheere

May, 21, 2018
Qoysaska la gaarsiiyey Raashinkan Gargaarka ah ayaa isugu ...

Maqaallo