GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Maxaadan Ogeyn oo Maanta Ka Cusub Deegaanka Tukaraq ee Ciidanka Puntland iyo Somaliland Isku Horfadhiyaan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 7, 2018 by   ·   No Comments

Xaaladda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan boqolaal katirsan ciidanka difaaca ee Puntland iyo Soomaaliland ayaa u muuqata mid lagu kala aamusay inkastoo xiisaddu ay tahay mid waalin walba halkeeda ka sii aloosan.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno deegaankaasi ayaa sheegaya in 72-dii saac ee ugu dambeeyey ciidanka labada dhinac ay yareeyeen dhaqdhaqaaqyadii joogtada ahaa ee deegaamadaasi ay ka samayn jireen tan iyo markii ay soo bexeen wararka sheegaya in beesha caalamku u sheegtay labada dhinac inaysan wax dagaal ah samayn.

Dadka deegaanku waxay u sheegeen allsaaxo in ciidamada Soomaaliland ay ku kala sugan yihiin fariisimadoodii ayna ka nasteen gaadiidkii tirada badnaa ee buurka iyo dhaqdhaqaaqa faraha badan ka samayn jirey aaggaasi

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Barakac ka socda Xeraale

March, 20, 2019
Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka ...

Somaliland oo sheegtay Eriteria in ka Caawinayso ka bixitaanka Soomaaliya

March, 20, 2019
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March, 20, 2019
Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ...

Maqaallo