GGGGGG
Saturday, November 17th, 2018
header

Madaxweeynaha Somaliland oo cafis ufidiyay Naciimo Abwaan Qorane.

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 7, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweeynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxa uu cafis ufidiyay Naciimo Abwaan Qorane oo ah gabar abwaanad ah oo dhawaanahan ku xireed xabsi ku yaalla magaalada hargeeysa.

Naciimo Abwaan Qorane ayaa xabsiga la dhigay xilli ey kasoo laabaneeysay magaalada Muqdisho waxaana ciidamada Booliska Somaliland ey ka qabteen garoonka diyaaradaha ee magaalada hargeeysa.

Maxkamad ey Somaliland leedahay ayaa gabadhan dhawaan ku xukuntay Sadax sano oo xarig, kadib eedeeymo la xiriira dhaawac ey ugeestay madaxbanaanida Somaliland oo lagu soo edeeyay

Xabsiyada Somaliland waxaa ku jira xilligan dad aa tiro yareeyn oo loo heesto fal lamid eeddii Naciimo loo heesta, waxaana dadkaa ugu caansan boqor buurmadoow oo xilligan xiran.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

CIA:”Amarka lagu dilay Wariye Kashoggi waxaa bixiyay Amir Maxamed Bin Salmaan”.

November, 17, 2018
Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee ...

Daacish oo u digtay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya

November, 17, 2018
Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ...

Mareykanka oo Soomaaliya Safaarad ka furanaayo

November, 17, 2018
Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa ahaa mid liita ...

Dhagayso:Warka Fiidnimo ee Radio Vos Cw

November, 16, 2018
Halkaan ka Dhagayso Warka oo uu soo jedinayo ...

Dhagayso:Faahfaahin Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidanka Galmudug iyo Shabaab

November, 16, 2018
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo kulan la yeeshay Dhiggiisa Kenya

November, 16, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

SAWIRO: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda Jasiiradda Cyprus

November, 16, 2018
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ...

Waxgarad Nabadeyn u socday oo Shil ku galay Galmudug

November, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ...

Jabuuti oo qorsheynaysa in Eritrea ay ka dacweyso Maxkamada ICJ

November, 16, 2018
Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti ...

Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday

November, 16, 2018
degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ...

Maqaallo