GGGGGG
Saturday, November 17th, 2018
header

Howlgalka AMISOM oo Sheegay in aan La Joogin Xiligii AMISOM Ka Bixi Laheyd Soomaaliya

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 7, 2018 by   ·   No Comments

Taliyaha Ciidamadda Uganda ee qeybta ka ah howlgalka midowga africa ee AMISOM Generaal Paul lokech ayaa sheegay in aanu aheyn waqtigii ay amisom kabixi laheyd guud ahaan dalka Soomaaliya maadaama wali aanu dhamaan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Gen Paul Lokech oo lahadlay war fidiyeenada ayaa carabaabay in mar un ay ciidanka nabad ilaalinta ujooga soomaaliya kabixi doonaan laakin ay ka cabsi qabaan ciidanka amisom ee kusugan soomaaliya hadii ay guud ahaan faarujiyaan xarumaha ay kaga sugan yihiin deegaanada iyo dagmooyinka hoos yimaada dalka laga cabsi qabo in xarumahaas ay la wareegaan xarakada alshabaab maadama waqtigan ciidamada dowlada ay heestaan tababar kufilan balse aanu jiran diyaar sanaan ciidamada dowlada soomaaliya.

Qaramada midoobey ayaa sheegtay in horaantii bishii march aynu kasoo gudubnay  layareen doono ciidamada amisom ee qeybta ka ah howl galka midowga Africa ee amisom iyadoona ku dhawaan 1,000 askari ay ugu laabteen dalalkii ay ka yimaadeen kuwaa oo la sheegay in uu ciidankaasi dhamaaday waqtigii ay ku joogeyn soomaaliya.

“Waxaan aan dhihi lahaa ma  ahan waqtigii ay ciidanka amisom kufaarujin lahaayeen soomaaliya waxaanu u baahan nahay waqti nagu filan oo aanu kudiyaar sano ciidamada kusugan gudaha dalka”. ayuu yiri Mr Lokech oo ah taliyaha ciidamada Uganda

Qaramada midoobay ayaa waxaa ay sheegtay in amaanka guud ahaan soomaaliya ay lawareegi doonaan ciidamada dowlada sanadka 2021ka maadama waqtigan amniga soomaaliya uu soo hagaagayo.

Taliyaha ciidmada Uganda ee qeybta ka ah howl galka midowga Africa ee amisom ayaa waxa uu sharaxaad buuxa kabixiyay in ay tababar buuxa ay siiyeen qaar kamid ah ciidamada dowlada soomaaliya ayna udiyaariyeen lawareegida amaanka dalka balse hanaanku uu ubaahan yahay waqti

Dalalka Ethiopia, Brundi, Djbouti, Sierra Leone, Iyo dalka Uganda ayaa waxaa ay kajoogaan ciidamo soomaaliya kuwaa oo qeybta ka ah howl galka midowga Africa ee amisom kuwaa oo sanadii 2007 loosoodiray soomaaliya si ay u ilaaliyaan amniga soomaaliya iyo ladagaalanka xarakada alshabab

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

CIA:”Amarka lagu dilay Wariye Kashoggi waxaa bixiyay Amir Maxamed Bin Salmaan”.

November, 17, 2018
Hay’adda Mareykanka u qaabilsan Sirdoonka arrimaha dibadda ee ...

Daacish oo u digtay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya

November, 17, 2018
Wargeyska Todobaadlaha ah ee ku hadla afka Daacishta ...

Mareykanka oo Soomaaliya Safaarad ka furanaayo

November, 17, 2018
Xiriirka Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa ahaa mid liita ...

Dhagayso:Warka Fiidnimo ee Radio Vos Cw

November, 16, 2018
Halkaan ka Dhagayso Warka oo uu soo jedinayo ...

Dhagayso:Faahfaahin Khasaare ka dhashay dagaal dhexmaray Ciidanka Galmudug iyo Shabaab

November, 16, 2018
Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan ...

SAWIRO: Wasiir Cawad oo kulan la yeeshay Dhiggiisa Kenya

November, 16, 2018
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire ...

SAWIRO: Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda Jasiiradda Cyprus

November, 16, 2018
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ...

Waxgarad Nabadeyn u socday oo Shil ku galay Galmudug

November, 16, 2018
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa waxa ...

Jabuuti oo qorsheynaysa in Eritrea ay ka dacweyso Maxkamada ICJ

November, 16, 2018
Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti ...

Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday

November, 16, 2018
degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ...

Maqaallo