GGGGGG
Wednesday, March 20th, 2019
header

Dowladda Soomaaliya Oo Diyaarisay Ciidamo Gaar Ah Oo Suga Amniga Caasimadda+Sawirro

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on May 7, 2018 by   ·   No Comments

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre,Wasiir Kuxigeenka Amniga Taliyayaasha Nisa iyo Asluubta iyo Duqa Muqdisho ayaa galinkii dambe ee Isniintii Maanta waxa ay kormeer ku tageen Xarunta dhexe ee Xisbiga halkaas oo lagu soo bandhigay 3-guuto oo kamid ah Ciidamo isku dhaf ah oo loo diyaariyay Sugida Amaanka Caasimadda Muqdisho.

Mas’uuliyiinta ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamadan loo soo xulay xasilinta Amaanka Caasimada Muqdisho,si looga hortago falalka amnidarro ee mararka qaar ka dhaca Degmooyinka Caasimadda.

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Amniga Gudaha C/naasir Saciid Muuse ayaa kahadlay qorshaha xukuumada ee Ciidamadan iminka Xasilinta Caasimada loo diyaariyay.waxa uuna sheegay in hay’addaha amnigu ay ka Sahqeeyeen diyaarinta Ciidamada kuwaas oo xaqiijin doona amniga Muqdisho iyo deegaannada ku dhaw dhaw.

Ra”iisul Wasaaraha Dalka Xasan Cali Kheyre ayaa la hadlay Ciidamada,waxaana hadalkiisa u badnaa baraarujin la xiriirta in Ciidanka ay mas’uuliyad iska saaraan Sugida Amniga Muqdisho.

Xukuumada Federalka ayaa qorsheeneysa in Ciidamada iminka loo diyaariyay xasilinta amaanka Caasimada ay dardargalinayaan howlooda la xiriira amni soo celinta,saraakiisha ayaana ku rajaweyn in ciidamadana ay ku guuleystaan howshaas loo igmaday

Halkaan Ka Daawo Sawirada

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo dhagax-dhigay Xarunta kaydka xogta Deegaanka

March, 20, 2019
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ...

Dowladda oo sheegtay in la soo qabtay madaxii maxkamadda Shabaab ee Bariire

March, 20, 2019
Sida lagu sheegay war lagu daabacay Wakaalada Wararka ...

Mid ka mid ah raggii ugu caansanaa Burcad Badeeda Soomaalida oo la dilay

March, 20, 2019
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa waxaa ay ...

Macalin Dugsi Qur’aan oo lagu dilay Magalada Muqdisho

March, 20, 2019
Kooxo hubeysan ayaa Xaafada Buundooyinka ee degmada Waaberi ...

Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

March, 20, 2019
War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada ...

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

March, 20, 2019
Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed ...

Xil Wareejin ka dhacday Madaxtooyadda Puntland

March, 20, 2019
Agaaasimaha cusub ee Madaxtooyada Puntland Mudane Maxamed Cabdiladiif ...

Barakac ka socda Xeraale

March, 20, 2019
Inta badan dadkii kunoolaa degaanka Xeraale ee gobolka ...

Somaliland oo sheegtay Eriteria in ka Caawinayso ka bixitaanka Soomaaliya

March, 20, 2019
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo ...

Qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho

March, 20, 2019
Qarax Gaari ayaa goordhaw ka dhacay Afaafta hore ...

Maqaallo