GGGGGG
Friday, August 17th, 2018
header

Xildhibaan Dalxa”Dowladda ha joojiso howlgalada Sh/Hoose, hadii aysan ku nagaan karin goobaha ay qabsadaan”

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 15, 2018 by   ·   No Comments

Todobaad kaan ayey aheed markii howgal ay hogaaminayeen ciidamada DANAD, iyo kuwoo kale oo ka mid ah ciidamda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo ciidamo Mareykan ah ay ka sameeyeen deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose, oo badi ciidamadaas ay lawareegeen deegaanadii ay gaareen.

Ciidamada ayaa howgalka waxay ka sameeyeen Ow-dheegle, Qoryoolay, Mubaarak  Kuntuwaarey , Janaalle iyo meelo kale oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose, waxaa dhamaan la sheegay in ay qabsadeyn goobahaan Ciidamada Milatariga oo garab ka helaya Ciidamada AMISOM iyo Kuwa Maraykanka.

Sidoo Kale Ciidamada ayaa la sheegay in ay qabsadeyn Tuulooyinka Arimooy, Durgaal iyo saldhigii ugu weynaa ee Al-shabaab oo la sheegay in uu ku yaalay deegaanka Doon-buraale ee gobalka Shabeelaha Hoose ka mid ah.

Laakiin isla maalintii ayaa ciidamaadan waxay ka soo baxeen oo ay dib ugu soo laabteen deeganadii ay la wareegeen oo horay ay ugu sugnaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab.

Masuuliyiin ka mid ah maamulka Koofur Galbeed iyo Dowlada Fedraalka Soomaaliya ayaa ku dhaliilay saraakiishii hogaamineysay ciidamadii todobaadkaan la wareegay dibna ugu soo laabtay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo ka mid ah Golaha Shacabka oo la hadlay allsaaxo ayaa saraakiisha ciidamada dowlada ka dalbaday in ciidamada Soomaaliya eysan sameymin dhaq dhaqaaq ciidan oo ay kula wareegayaan deegaano gacanta ugu jira dagaalamayaasha Al-shabaab hadii aysan u diyaarsaneen ciidamada in goobaghaas ay ku sugnaadaan.

Dalabkaan loo soo jeediyay Saraakiisha Ciidamada dowlada ayaan la ogeen sida u meel-mari doono.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

XFS oo amartay Hay’adaha DF inay dhaqan-geliyaan sharciga Iibka Qaranka

August, 17, 2018
 Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo saartay amar ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Daawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-Doonka Ah Oo Guur Ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

August, 16, 2018
Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga ...

DHAGEYSO:-HirShabelle Oo Isbadel Ballaaran Sameysay Afhayeenkii Gobolka Hiiraan Oo Xil Culus Helay

August, 16, 2018
Wareegto kasoo baxday Wasiirka Arimaha Gudaha HirShabelle Maxamed ...

Dhageyso:- Ciidanka Xooga Dalka Qeybta 21-aad Oo Gacanta Kusoo Dhigay Askar Dil Ka Geystay Mudug

August, 16, 2018
Galgaduud Islamarkaasna Ay Fariisin U Ah Guutada 13 ...

Ajaanibta ku sugan gudaha dalka oo la tirakoobayo (SAWIRRO)

August, 16, 2018
 Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa go’aamisay in tirakoob ...

Guddoomiyaha BFS oo kulan la qaatay xubno ka socday Midowga Yurub (SAWIRRO)

August, 16, 2018
Kulanka oo uu shir guddoominayay ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...

Masuuliyiinta Galmudug oo Dhuusa-mareeb kula kulmay Saraakiil Mareykan ah (SAWIRRO)

August, 16, 2018
Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ...

AMISOM oo bilawday ka bixitaankooda Muqdisho Stadium

August, 16, 2018
Hawlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ...

Maqaallo

Jawaari oo fariin DF ceeb ku ah u gudbiyey caalamka iyo hammi cusub oo galay

August, 16, 2018
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com