GGGGGG
Thursday, May 24th, 2018
header

War Deg Deg Ah:- Weerar Lagu Bur Buriyay Gaadiid Dagaal Oo Ay Ka Qeyb Qaadanayaan Ciidamo Cadaan Ah oo Ka Socda Gobalka Sh/Hoose

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 15, 2018 by   ·   No Comments

Wararka ka imaanaya gobalka shabeelaha hoose ayaa ku waramaya in Ciidamada Xoogga Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa cadaan ah ay sakay howgalo xoogan ka wadaan deegaano katirsan gobalkaasi.

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Najax oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga dalka howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka wadaan degmooyinka Sablaale iyo Kurtunwarey oo ka wada tirsan Gobolka Shabeellaha hoose,isagoona sheegay in Ciidamada Dowladda inta howlgalka ay socdeen ku gubeen gaadiid dagaalka oo Al-Shabaab lahaayeen.

“ Degmooyin badan ayay hadduu Alle yiraahdo ka howlgalayaan, degmada Sablaale iyo deegaanada hoos yimaada sida Sablaale yare iyo weyn oo xarunta degmada Ku taalo iyo degmada Kurtunwarey oo ay ciidamada ku gadaaman yihiin,howlgalka hadduu soo dhameystirmo inshallah warbixinta oo dhameystiran idin sheegi doonaa,” ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose “Najax”

Ibraahim Aadan Janax,Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in dhamaan degmooyinka howlgalka ka socdaan sida Sablaale iyo Kurtunwarey laga faramaroojiyay Al-Shabaab,islamarkaana Ciidamada xooga Soomaaliya ay ciidamada Al-Shabaab ka gubeen ilaa iyo saddex gaari oo nuuca dagaalka ah, sida uu warbaahinta muqdisho u sheegay Guddoomiye u sheegay Ibraahim.

Wali majirto wax war ah oo kasoo baxay Xarakada Al-shabaab oo ku aadan weerarkan la sheegay in lagu qaaday degmooyin ay ku sugnayeen ciidamadooda, balse arintaan ayaa ku soo beeg meysa xili maalmo ka hor ciidamada xooga oo gacan ka helayay ciidamo cadaan ah ay la wareegeen deegaanada mubaarak iyo Awdheegle kuwaa oo markii danbe isaga soo baxay deegaanadii Al-shabaab ay kala wareegeen.

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada AMISOM iyo kuwa cadaan ah,ayaa howlgal lagu la dagaalamayo Al-Shabaab waxay ka bilaabeen deegaano katirsan Gobolka Sh/Hoose

Hadba Waxii Kusoo Kordha Halkaan Ayaan Si Deg Deg Ah Idin kugu Soo Gudbin Donaaa

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Somaliland oo Warbaahinta,siyaasiyiinta & Shacabka magaalada Laascaanood amaro culus ku soo rogtay

May, 23, 2018
Maamulka Somaliland ayaa amaro cusub ku soo rogtay ...

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya Oo Warka Soo Saartay Rag Bustoolado Ku Hubeysnaa Oo Muqdisho Lagu Toogtay

May, 23, 2018
Duhurnimadii Arbacada Maanta ah ayaa  ciidamada amniga Soomaaliya ...

 Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka oo dah furay shirka Billaha ah ee looga hadlo Mashaariicda horumarineed

May, 23, 2018
Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka  ayaa ...

XASAASI:- Puntland oo Ku Hanjabtay in la Toogan doono Cidii taageerta Somaliland

May, 23, 2018
Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa  Shir ...

XOG CUSUB: Dowlada Turkiga oo Madaxweyne Farmaajo ku Qalqaalineysa inuu ka Taqaluso Imaaraadka

May, 23, 2018
Warar hoose oo ay heleyso allsaaxo.com ayaa sheegaya ...

 Sanbalooshe oo soo jeediyay talooyin ku saabsan Ammaanka Muqdisho & Sida ugu Fudud ee looga bixi karo caqabadaha Amni ee taagan

May, 23, 2018
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad suggida iyo Sirdoonka ...

DHAGEYSO: Khilaaf ka dhex taagan Madaxda Galmudug

May, 23, 2018
Khilaaf cusub ayaa markale soo gala dhexgalay Madaxda ...

Dhagayso,Warmrtiyeed+AKHRISO: Puntland oo sheegtay in la dili doono Cidii taageerta Somaliland

May, 23, 2018
Kulan wareed ay goordhow ku qabteen Magaalada Garowe ...

Al-Shabaab oo xiray Garoon kubadda cagta lagu ciyaaro (Halka uu ku yaal)

May, 23, 2018
Amar ka soo baxay Ururka Al-Shabaab ayaa gabi ...

Maxaa kasoo kordhay Duufaanta ku dhufatay degaanada Somaliland

May, 23, 2018
Duufaan halis ah oo wadata daadad iyo dabaylo ...

Maqaallo

Somaliland oo Warbaahinta,siyaasiyiinta & Shacabka magaalada Laascaanood amaro culus ku soo rogtay

May, 23, 2018
Maamulka Somaliland ayaa amaro cusub ku soo rogtay ...

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya Oo Warka Soo Saartay Rag Bustoolado Ku Hubeysnaa Oo Muqdisho Lagu Toogtay

May, 23, 2018
Duhurnimadii Arbacada Maanta ah ayaa  ciidamada amniga Soomaaliya ...

 Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka oo dah furay shirka Billaha ah ee looga hadlo Mashaariicda horumarineed

May, 23, 2018
Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka  ayaa ...

XASAASI:- Puntland oo Ku Hanjabtay in la Toogan doono Cidii taageerta Somaliland

May, 23, 2018
Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa  Shir ...

XOG CUSUB: Dowlada Turkiga oo Madaxweyne Farmaajo ku Qalqaalineysa inuu ka Taqaluso Imaaraadka

May, 23, 2018
Warar hoose oo ay heleyso allsaaxo.com ayaa sheegaya ...

DHAGEYSO: Khilaaf ka dhex taagan Madaxda Galmudug

May, 23, 2018
Khilaaf cusub ayaa markale soo gala dhexgalay Madaxda ...

Dhagayso,Warmrtiyeed+AKHRISO: Puntland oo sheegtay in la dili doono Cidii taageerta Somaliland

May, 23, 2018
Kulan wareed ay goordhow ku qabteen Magaalada Garowe ...

Al-Shabaab oo xiray Garoon kubadda cagta lagu ciyaaro (Halka uu ku yaal)

May, 23, 2018
Amar ka soo baxay Ururka Al-Shabaab ayaa gabi ...

Maxaa kasoo kordhay Duufaanta ku dhufatay degaanada Somaliland

May, 23, 2018
Duufaan halis ah oo wadata daadad iyo dabaylo ...

XOG: itoobiya oo faragalin ku bilawday dagaalka Somaliland & Puntland…

May, 23, 2018
Warar hoose ayaa sheegaya in Dowlada Itoobiya ay ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com