GGGGGG
Friday, August 17th, 2018
header

SIXIR mise DHUL GARIIR: Maxaa kor u qaaday kubbada ka hor inta uusan Rigoorada Laadin Ronaldo??

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 15, 2018 by   ·   No Comments

(Europe) 15 Feb 2018. Rigooradii uu xalay Ronaldo u dhaliyay Real Madrid Champions League ayaa dood badan ka abuurtay baraha bulshada iyadoo ay dadku la yaaban yihiin waxa kubbada kor u qaaday ka hor inta uusan laadin.

Laacibka reer Portugal ayaa cidiisa u ciidamiyay mar gool lagu lahaa isagoona dhaliyay rigoore lagu galay Toni Kroos iyadoo ayna ugu dambeyn ku adkaadeen 3-1.

Rigooradu waxba kama qaldaneyn sida uu u dhaliyay Ronaldo laakiin waxaa lala yaaban yahay inay kubbadu sare  u kacday joog yar ka hor inta uusan laadin.

 The ball is still as Cristiano Ronaldo runs up to strike the penalty

Baraha Bulshada ayaa aad la isal dhex qaaday Rigoorada Ronaldo iyagoo dadka qaar ay qabaan inay sababtay dhul gariir yar oo ka dhashay garoonka, halka kuwa kale ay qabaan inuu sababay gariir ka dhashay qeylada taageerayaashii soo buux dhaafiyay Bernabeu.

Kuwa kale ayaa qaba inuu Sixir isticmaalay taa oo keentay inay kubbadu yare kor u kacdo inta uusan darbeyn gool ku laadka, halka taageerayasha qaar ay qabaan in xooga uu lugta bidix u soo dhigay dhulka ay sababtay inay kubbada yare kacdo ka hor inta uusan midigta ku laadin.

“Ronaldo wuxuu isticmaalay Sixirka Madoow, si ay kubbada kor ugu kacdo uuna ugu laabo goolka,” qofbaa sidaa ku soo qoray Baraha Bulshada.

 The Portugal icon celebrated despite the ball's unusual movement on the penalty spot

Ku kalaa yiri: “Cajiib, Ma wax ayaa jug siyay?.”.

Mid kalaa soo qoray: “Ma jiraa qof kale oo arkay inay kubbadu dhaqaaqday ka hor inta uusan Ronaldo laadin rigoorada. Wax fikirad ah kama heysto maxaa sababay?.

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Itoobiya oo sheegtay iney ciidamadeeda ka soo qaadeyso xadka Eretrea

August, 17, 2018
Ciidamada Itoobiya oo muddo 20 sana ah ku ...

Dowladda Qatar oo kordhineysa taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliya

August, 17, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Sacuudiga oo balan qaad u sameeyay xujeyda Soomaaliyeed

August, 17, 2018
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda ...

Abiy Axmed oo sheegay inuu wax ka qaban doono xiisada Soomaalida iyo Oromada

August, 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ...

Gen. Bariise “Shalay hadii Laba amar ay bixi jirtay maanta Hal amar ayaa baxaya

August, 17, 2018
Taliyaha ciidanka hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka ...

Saraakiisha NISA ee Jubbaland oo hawlo nabadeyn ah ka wada miyiga Kismaayo

August, 17, 2018
Saraakiisha ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland oo ...

Jabuuti oo war ka soo saartay xiriirka ay la leedahay Soomaaliya

August, 17, 2018
Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka arrimaha dibadda ...

XFS oo amartay Hay’adaha DF inay dhaqan-geliyaan sharciga Iibka Qaranka

August, 17, 2018
 Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo saartay amar ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Maqaallo

Itoobiya oo sheegtay iney ciidamadeeda ka soo qaadeyso xadka Eretrea

August, 17, 2018
Ciidamada Itoobiya oo muddo 20 sana ah ku ...

Dowladda Qatar oo kordhineysa taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliya

August, 17, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Sacuudiga oo balan qaad u sameeyay xujeyda Soomaaliyeed

August, 17, 2018
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda ...

Abiy Axmed oo sheegay inuu wax ka qaban doono xiisada Soomaalida iyo Oromada

August, 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ...

Gen. Bariise “Shalay hadii Laba amar ay bixi jirtay maanta Hal amar ayaa baxaya

August, 17, 2018
Taliyaha ciidanka hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka ...

Saraakiisha NISA ee Jubbaland oo hawlo nabadeyn ah ka wada miyiga Kismaayo

August, 17, 2018
Saraakiisha ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland oo ...

Jabuuti oo war ka soo saartay xiriirka ay la leedahay Soomaaliya

August, 17, 2018
Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka arrimaha dibadda ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Daawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-Doonka Ah Oo Guur Ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

August, 16, 2018
Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com