Real Madrid oo gurigeeda ku xaaqday Paris Saint Germain
Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com
Published on February 15, 2018 by mahad hassan · No Comments
Real Madrid ayaa si awood leh ku garaacday Paris Saint Germain kulan xiiso lahaa oo ay labada kooxood ku wada ciyaareen garoonka Santiago Bernabeu, kooxda ka dhisan caasimadda waxey qeybahii dambe la timid laba gool oo quus istaajiyay wiilasha Unai Emery.
Real Madrid waxey ku bilaabatay kulanka sida koox dooneysa iney xakameyso kulanka oo dhan, balse Paris Saint Germain si gaabis ah ayey wax ula qeybsaneysay iyadoo kaliya xidigaha weerarka ay saameyn lahaayeen.
Cristiano Ronaldo ayaa helay laad xor ah oo la dhigay afka hore xerada ganaaxa, balse ugama faa’ideynin kooxdiisa, maadaama uu kor iska mariyay.
Mar kale Ronaldo wuxuu helay fursad qaali ah maadaama uu ka hortagay goolhayaha isagoo kubad cajiib ah ka helay Marcelo, balse goolhayaha ayuu ku garaacay.
GOAL: Daqiiqadii 32-aad: Adrien Rabiot ayaa hogaanka u dhiibay PSG, si qurux badan Mbappe ayaa kubadda usoo dhigay xerada ganaaxa, Cavani ayaa ka booday, Neymar ayaa cirib ku taabtay, kadib ayuu Rabiot shabaqa aadiyay.
GOAL: Daqiiqadii 44-aad: Ronaldo ayaa dhaliyay rigoore loo dhigay, si fiican ayuuna u dhameystiray, Los Celso ayaa dhulka dhigay Kroos, taasoo garsooraha uu rigoore tilmaamay.
Qeybtii labaad Madrid waxey durba lasoo laabatay qaab ciyaareed cajiib ah, halka Paris Saint Germain ay qudheeda isku daydayiney xukunto kulanka.
GOAL: Daqiiqadii 83-aad: Cristiano Ronaldo ayaa jilibka ku dhaliyay, kubad uu dhinaca kasoo qaaday Asensio, balse uu goolhaya isku dayay inuu iska saaro.
GOAL: Daqiiqadii 86-aad: Marcelo ayaa si awood leh shabaqa kubad ugu shubay markii uu caawinaad ka helay Asensio.
Related
February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...
February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...
February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...
February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...
February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...
February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...
February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...
February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...
February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...
February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...