Messi oo la hadlay Neymar iyo Alves kaddib guul daradii ay xalay kala kulmeen Real Madrid!!
Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com
Published on February 15, 2018 by mahad hassan · No Comments
(Europe) 15 Feb 2018. Lionel Messi ayaa la warinayaa inuu Fariin u soo diray saaxiibadiisii hore ee Neymar iyo Dani Alves kaddib guul daradii ay xalay kala kulmeen Real Madrid.
Los Blancos ayaa 3-1 ku martay camaaliqada reer France lugta hore ee wareega 16-ka Champions League iyadoo uu labo gool ka xareeyay Cristiano Ronaldo.
Adrien Rabiot ayaa gool uga naxsaday Real Madrid iyadoo mininkeeda joogta balse Ronaldo ayaa ku bar bareeyay Rigoore ka hor inta aan la marin qeybta hore ee ciyaarta.
Markii la isku soo laabtay dheesha, Ronaldo ayaa gool labaad ka dhaliyay halka uu Marcelo dhaliyay goolka saddexaad.

Warsidaha Don Balon, ayaa warinaya in xiddigaha Barcelona ay il gaar ah ku hayeen kulankan.
Lionel Messi ayaana la sheegayaa inuu la xiriiray Neymar iyo Alves kaddib markii ay ciyaartu dhammaatay.
Waxaana la warinayaa inuu u sheegay saaxiibadiisii hore ee Barcelona inay awoodaan inay Natiijada dhanka kale u rogaan marka ay Real Madrid ku soo booqato dhulkooda Paris.

Related
February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...
February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...
February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...
February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...
February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...
February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...
February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...
February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...
February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...
February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...