GGGGGG
Thursday, May 24th, 2018
header

Kenya oo sheegtay in ay dishay xubno Shabaab ka tirsan

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 15, 2018 by   ·   No Comments

Saraakiisha Ciidamada Kenya ayaa sheegay Ciidamada Kenya in Arbacadii ay dileen Saddex ka mid ah Dagaalyahanada Al-Shabaab intii lagu jiray hawlgal amni xaqiijin ah oo ka dhacay keynta Boni ee ku yaal gobolka xeebta Lamu.

Afhayeenka Ciidamada Difaaca Kenya David Obonyo ayaa sheegay in ciidamadii ku sugnaa halkaasi in ay la kulmeen weerar gaadmo ah oo uu sheegay in ay soo qaadeen xubno ka tirsan Shabaab, balse Ciidamada ay iska difaaceen raggii weerarka soo qaaday.

Wuxuu kaloo sheegay Ciidamada oo ka jawaabaya weerarkaasi in ay qaadeen Dagaal kooban oo qorsheysan oo ka dhacay keynta Bonni, halkaasina ay ku dileen ilaa Saddex Dagaalame oo ka tirsanaa Al-shabaab.

“Intii lagu guda jiray hawlgalka, Saddex Al-Shabaab ah ayaa lagu diley, ma jirin wax khasaare ah oo soo gaaray Ciidamada KDF iyo dadka shacabka ah, Askartu waxay soo celiyeen Saddex qori AK, iyo Sahnad Millitari.” Ayuu yiri yiri Obonyo.

Booliska iyo Sirdoonka dalka Kenya ayaa sheegay in Al-shabaab ka soo qaxaya Koonfurta Soomaaliya ay ku sii jeedaan tuulada Lakta ee u dhow keynta Bonni, waxayna tilmaameen in ay doonayaan weeraro ay geystaan, balse Ciidamada ay ka hortagayaan.

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Somaliland oo Warbaahinta,siyaasiyiinta & Shacabka magaalada Laascaanood amaro culus ku soo rogtay

May, 23, 2018
Maamulka Somaliland ayaa amaro cusub ku soo rogtay ...

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya Oo Warka Soo Saartay Rag Bustoolado Ku Hubeysnaa Oo Muqdisho Lagu Toogtay

May, 23, 2018
Duhurnimadii Arbacada Maanta ah ayaa  ciidamada amniga Soomaaliya ...

 Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka oo dah furay shirka Billaha ah ee looga hadlo Mashaariicda horumarineed

May, 23, 2018
Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka  ayaa ...

XASAASI:- Puntland oo Ku Hanjabtay in la Toogan doono Cidii taageerta Somaliland

May, 23, 2018
Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa  Shir ...

XOG CUSUB: Dowlada Turkiga oo Madaxweyne Farmaajo ku Qalqaalineysa inuu ka Taqaluso Imaaraadka

May, 23, 2018
Warar hoose oo ay heleyso allsaaxo.com ayaa sheegaya ...

 Sanbalooshe oo soo jeediyay talooyin ku saabsan Ammaanka Muqdisho & Sida ugu Fudud ee looga bixi karo caqabadaha Amni ee taagan

May, 23, 2018
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad suggida iyo Sirdoonka ...

DHAGEYSO: Khilaaf ka dhex taagan Madaxda Galmudug

May, 23, 2018
Khilaaf cusub ayaa markale soo gala dhexgalay Madaxda ...

Dhagayso,Warmrtiyeed+AKHRISO: Puntland oo sheegtay in la dili doono Cidii taageerta Somaliland

May, 23, 2018
Kulan wareed ay goordhow ku qabteen Magaalada Garowe ...

Al-Shabaab oo xiray Garoon kubadda cagta lagu ciyaaro (Halka uu ku yaal)

May, 23, 2018
Amar ka soo baxay Ururka Al-Shabaab ayaa gabi ...

Maxaa kasoo kordhay Duufaanta ku dhufatay degaanada Somaliland

May, 23, 2018
Duufaan halis ah oo wadata daadad iyo dabaylo ...

Maqaallo

Somaliland oo Warbaahinta,siyaasiyiinta & Shacabka magaalada Laascaanood amaro culus ku soo rogtay

May, 23, 2018
Maamulka Somaliland ayaa amaro cusub ku soo rogtay ...

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya Oo Warka Soo Saartay Rag Bustoolado Ku Hubeysnaa Oo Muqdisho Lagu Toogtay

May, 23, 2018
Duhurnimadii Arbacada Maanta ah ayaa  ciidamada amniga Soomaaliya ...

 Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka oo dah furay shirka Billaha ah ee looga hadlo Mashaariicda horumarineed

May, 23, 2018
Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Dalka  ayaa ...

XASAASI:- Puntland oo Ku Hanjabtay in la Toogan doono Cidii taageerta Somaliland

May, 23, 2018
Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa  Shir ...

XOG CUSUB: Dowlada Turkiga oo Madaxweyne Farmaajo ku Qalqaalineysa inuu ka Taqaluso Imaaraadka

May, 23, 2018
Warar hoose oo ay heleyso allsaaxo.com ayaa sheegaya ...

DHAGEYSO: Khilaaf ka dhex taagan Madaxda Galmudug

May, 23, 2018
Khilaaf cusub ayaa markale soo gala dhexgalay Madaxda ...

Dhagayso,Warmrtiyeed+AKHRISO: Puntland oo sheegtay in la dili doono Cidii taageerta Somaliland

May, 23, 2018
Kulan wareed ay goordhow ku qabteen Magaalada Garowe ...

Al-Shabaab oo xiray Garoon kubadda cagta lagu ciyaaro (Halka uu ku yaal)

May, 23, 2018
Amar ka soo baxay Ururka Al-Shabaab ayaa gabi ...

Maxaa kasoo kordhay Duufaanta ku dhufatay degaanada Somaliland

May, 23, 2018
Duufaan halis ah oo wadata daadad iyo dabaylo ...

XOG: itoobiya oo faragalin ku bilawday dagaalka Somaliland & Puntland…

May, 23, 2018
Warar hoose ayaa sheegaya in Dowlada Itoobiya ay ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com