GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kulan la qaatay Michael Keating

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 15, 2018 by   ·   No Comments

Kulankaan ay wada qaateen Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Machael Keating ayaa waxay uga hadleen Dastuurka iyo howlaha Aqalka sare.

Kulanka oo saxaafadda dibad joog ay ka ahayd,ayaa markii uu soo gaba-gaboobay waxaa saxaafadda la hadlay Habdhooraha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Kaafi Macalin Xasan.

Wuxuu sheegay in arrimaha Dastuurka iyo furitaanka fadhiyada Aqalka Sare looga hadlay kulanka, iyaddoo Ergayga gaarka ee Q.M ee Soomaaliya ay tahay markii 3-aad ee kulan uu la qaato Guddoonka Golaha Aqalka Sare.

Dhinaca kale Xarunta Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa kulan la qaatay xubnaha guddiga la socodka iyo dib u eegista laba gole baarlamaanka JFS, iyaddoo kulankaasi uu shir guddoominayay guddoomiyaha guddiga la socodka iyo dib u eegista laba gole mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid.

Kulanka ayaa lagaga doodayay oo qodob qodob loo dul istaagayay qabyo qoraalka Dastuurka, kulankana waxaa ku sugnaa xubno ka socday dowlad goboleedyada oo xubno ka noqonaya guddiga sida warbaahinta uu u sheegay Sen. Xuseen Sheeq Maxamuud xoghayaha guud ee guddiga la socodka iyo dib u eegista laba Gole Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

dhageyso ;xiisah badanaa bar’ xulka wreysiyad ee radio vos c’wqa

October, 23, 2018
halakn ka dhageyso baraamijkiii  xiiisah badanaa ee xulka ...

Waraysi:Cadaymo ah in somaliland ku lug leedahay Dagaalada sool oo la shaaciyay

October, 23, 2018
Mohamuud Xasan Soo Cadde Oo ka mid ah ...

Dhagayso:Aqalka Sare oo sheegay in xukuumadda ay ka heleen jawaabtii ay ka sugayeen

October, 23, 2018
Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ...

Akhriso:-Musharixiinta Madaxweynaha Puntland Oo Digniin Soo Saaray

October, 23, 2018
Puntland Focus Group ayaa warsaxafeed ka soo saartay ...

Waraysi:Muxuu Salka Ku hayaa Khilaafka Siyaasadeed Ee ka Dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada Qaarkood Iyo Dawladda Dhexe?

October, 23, 2018
Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhaxe-Aloosan Madaxda Maamul Goboleedyada ...

Sawirro:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Oo Furay Shirweynaha Teknolojiyada Muqdisho

October, 23, 2018
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi ...

Hogaamiye ku xigeenkii Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho.

October, 23, 2018
Sida ay sheegayaan wararka  hogaamiye ku xigeenkii dagaalamayaasha ...

Madaxweynaha Turkiga oo caalamka Warbixin ka siiyay dilkii Khashoggi

October, 23, 2018
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka ...

DHAGEYSO: RW Kheyre oo Amar siiyay Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Xoogga

October, 23, 2018
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay dagaalka Sool

October, 23, 2018
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ...

Maqaallo