Guddiga Joogtada Golaha Shacabka aya Ka Shiray Furitaanka Kalfadhiga 3-Aad Ee Baarlamaanka

Guddiga joogtada ee Golaha  Shacabka ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Guddiyadda iyo Guddoonka ee Villa Hargays

uddiga joogtada ee Golaha  Shacabka ayaa Maanta kulan ku yeeshay Xarunta Guddiyadda iyo Guddoonka ee Villa Hargaysa.

Ajendaha  Kulanka Guddiga joogtada ee Maanta ayaa ahaa Dejinta Ajendaha Kalfadhiga 3-aad ee Golaha Shacabka oo dhawaan la filayo in uu ka Furmo Xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho.

 

 

Mudayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa weli ku jira fasaxooda,waxana la filayaa in Kalfadhiga 3-aad ee Golaha Shacabka uu furmo bisha Maarso ee sanadkaan 2018.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*