GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Wasiir Cabdi Xoosh Iyo Wafdigiisa ayaa La Kulmay Madaxda Puntland

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 14, 2018 by   ·   No Comments

Wafdi uu hoogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay kamid yihiin xubno katirsan Gudigga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-U-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay kulan la qaateen Golaha Wasiirada Dawlad Goboleedka Puntland.

Madaxweyne Ku-Xigeenka ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdixakiim Cameey oo horkacayay Golaha Wasiirda Puntland ayaa furay shirka.

“Hadaan nahay dawladda Puntland waxaan si kalsooni leh idinku ballanqaadeynaa inaan idinla shaqeyno, waxaa idiin saaran waajibaad adag oo ay eegayaan dhamaan shacabka Soomaaliyeed, waxaa nahay garbihiina wadashaqeyn iyo inaan idin la talinnaba diyaar baan u nahay” ayuu yiri Mudane Camey oo la hadlayay Wasaaradda iyo labada Gudd

Wasiir Cabdi Xoosh oo warbixin ku saabsan Tubta dhameeystirka Dastuurka la wadaagayay Golaha Wasiirada Puntland ayaa yiri “Wasaaradda iyo labada Guddi waxay ku heshiyeen Qorshe-hawleedka idiin horyaalla oo ah Tubta lagu dhameeystirayo Dastuurka inaga oo dooneyna in aan ka talagelinno dhamaan Dawlad Goboleedyada; rajo wayn ayaan ka qabaa inaga oo dhamaanteen gacmaha is heysanna inaan guul ka gaarno Geedi-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka”

Dhankooda Gudoomiyayaasha labada Guddi ee Wasaardda ay shaqo wadaaga yihiin Mudane Maxamed Daahir Afrax iyo Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Kaamil ayaa waxay ka hadleen muhiimadda Tubta dhameeystirka Dastuurka.

Ugu dambayn, Madaxweyne Ku-Xigeenka iyo Golaha Wasiirada Puntland ayaa waxay talooyin u soo jeediyeen Wasaaradda iyo labada Gudd

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo