GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

Wareysi:-Wasiir Xoosh”Dhameystir La’aanta Dastuurka Waxay Caqabad Ku Tahay Dhicidda Doorasho Qof & Cod

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 14, 2018 by   ·   No Comments

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo Wareysi siiyay Shabakada wararka ee allsaaxo ayaa faah faahiyay qorsha dib u eegista iyo dhameystirka Dastuurka oo ay Wasaaraddu Wado.

Wasiirka ayaa marka hore ka hadlay kormeer howleed uu ku tegay deegaano ka tirsan Puntland iyaga oo wada tashi kala sameeyay Madaxda iyo Bulshada Dowlad Goboleedka Puntland.

Waxa uu sheegay in qorshahaas uu ahaa sidii wadatashi loola sameyn lahaa Bulshada iyo Madaxda Puntland taas oo ay qeyb ka ahaayeen Golaha Wasiirada oo ay horay ugu soo sameeyeen deegaano farabadan oo ka tirsan Maamul Goboleedyada dalka ka jira.

Ka Wasaarad ahaan ayuu sheegay in ay jiraan waxyaabo badan oo ku xiran dhameystirka Dastuurka dalka sida in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah laakin hadii la waayo taasi ay keeneyso in dadku ay galeen doorasho dadbadan sidii Dowladda Xaan Sheekh Maxamuud.

Halkaan Ka Dhagayso Waraysiga wasiir xoosh

      Z0000004 - My Recording

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

dhageyso ;xiisah badanaa bar’ xulka wreysiyad ee radio vos c’wqa

October, 23, 2018
halakn ka dhageyso baraamijkiii  xiiisah badanaa ee xulka ...

Waraysi:Cadaymo ah in somaliland ku lug leedahay Dagaalada sool oo la shaaciyay

October, 23, 2018
Mohamuud Xasan Soo Cadde Oo ka mid ah ...

Dhagayso:Aqalka Sare oo sheegay in xukuumadda ay ka heleen jawaabtii ay ka sugayeen

October, 23, 2018
Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ...

Akhriso:-Musharixiinta Madaxweynaha Puntland Oo Digniin Soo Saaray

October, 23, 2018
Puntland Focus Group ayaa warsaxafeed ka soo saartay ...

Waraysi:Muxuu Salka Ku hayaa Khilaafka Siyaasadeed Ee ka Dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada Qaarkood Iyo Dawladda Dhexe?

October, 23, 2018
Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhaxe-Aloosan Madaxda Maamul Goboleedyada ...

Sawirro:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Oo Furay Shirweynaha Teknolojiyada Muqdisho

October, 23, 2018
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi ...

Hogaamiye ku xigeenkii Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho.

October, 23, 2018
Sida ay sheegayaan wararka  hogaamiye ku xigeenkii dagaalamayaasha ...

Madaxweynaha Turkiga oo caalamka Warbixin ka siiyay dilkii Khashoggi

October, 23, 2018
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka ...

DHAGEYSO: RW Kheyre oo Amar siiyay Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Xoogga

October, 23, 2018
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay dagaalka Sool

October, 23, 2018
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ...

Maqaallo