Waraysi:AFhayeenka ONLF oo Ka Hadlay shirka Nairobi
Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com
Published on February 14, 2018 by mahad hassan · No Comments
Waxaa maalintii Afraad galay wadahadallada lagu dhex-dhexaadinayo Jabhadda ONLF iyo dowladda ee ka socda Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.
Kulankaan ayaa waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka tirsan Labada dhinac, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in uu jiro isfaham labada dhinac ah.
afhayeenka ONLF. oo Waraysi dhinacyo badan Taabanaayo siyay shabakada wararka ee alllsaaxo ayaa sheegay in Dowlda Ethopia oo Horay dhowr jeer ula Kulmeen Hadana Qodobada laga wada Hadlaayo Qaarkood ay isla Fahmeen
“Ma ahan markii ugu horreysay oo ONLF iyo Itoobiya ay wadahadalladan oo kale isugu yimaadaan, balse waxaan innagu go’aansanay in hab wadahadal ah lagu dhameeyo khilaafka muddada fog soo billowday,” ayuu yiri Hirmooge oo ah Afhayeenka ONLF.
Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dhankiisa ayaa sheegay in doonaayo in wadahadal lagu dhameeyay Khilaafka Mudada soo taagnaa.
ONLF oo ah jabhad hubaysan ayaa waxa ay u dagaalamaan xuriyada deeganada Ismaamulka Somalida dalka Itoobiya, waxaana ka xiran maxaabiis badan oo jabhadaasi ka tirsan.
Shirkan oo aan la ogeyn inta cisho ee uu qaadan doono, ayaa la filayaa in labada dhinac si adag u wada hadlaan, maadaama colaad muddo soo taagneyd ay ka dhaxeysay.
Halkaan Ka Dhagayso waraysiga
180213_2009 - My Recording
Related
February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...
February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...
February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...
February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...
February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...
February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...
February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...
February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...
February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...
February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...