GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Kenya oo sheegtay in Shabaab ay dileen labo Muwaadiniinteeda ah

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 14, 2018 by   ·   No Comments

Dowladda dalka Kenya ayaa sheegtay in Laba ka mid ah muwaaddiniinteeda ay xoogaga ururka Al-shabaab ku dileen Gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan degaanka Kuunya Barow, Maalinkii Isniinta 12-kii Bishan February.

Waxa ay sheegtay Dowladda dalka Kenya raggan la toogtay in Xoogaga Shabaab ay uga shakiyeen in ay u basaasayeen Ciidanka Difaaca Kenya ee loo soo gaabiyo (KDF).

Raggan labada ah ee Shabaabka ay toogteen ayaa waxa ay kala yihiin Xasan Yuusuf iyo Maxamed Xasan, waxayna ka soo jeedaan Gobolka Marsabit, sida uu daabacay Wargeyska Star oo ka soo baxa dalka Kenya.

Sidoo kale Kenya ayaa sheegtay in Shabaab ay dileen in ka badan 20 qof oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Kenya, oo ay ka mid ahaayeen Jared Mokaya, Faraj Abdulmajid, Ahmed Yusuf, Ahmed Nur, Abdi Osoble, Abdullah Talal iyo  Hashim Othman, kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay si hoose ula shaqeynayeen Ciidanka Kenya.

Xoogaga ururka Al-Shabaab ayaa inta badan degaanada ay gacanta ku hayaan oo ay maamulaan ku toogta dadka ay ku eedeeyaan in ay la shaqeeyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dalalka kale ee deriska ah.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo