GGGGGG
Friday, August 17th, 2018
header

“Xitaa sanadkii shaki nalaga muujiyay waan qaadnay Champions League” – Toni Kroos

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

(Madrid) 13 Feb 2018 Laacibka qadka dhexe ee Real Madrid ayaa ka hadlay kulanka adag ee kooxdiisu ay wajahays habeen dambe PSG.

Toni Kroos ayaa sheegay in xiliciyaareed kii hore shaki laga qabay in Real Marid ay ku guulaysan karto Champions League balse ay beeniyeen fahamkii dadku uu ka haystay kooxdiisa.

Xiddiga reer Jarmal ayaa rumaysan in kooxdiisu ay ka adkaan karto PSG isla markaana ay u soo gudbi karto wareega 8-dhamaadka ee koobka horyaalada yurub.

“Waxaan rumaysanahay in dhamaan ay shaki ka muujinayeen qaab ciyaareed keena sanadkii hore, natiijada ayaana noqotay inaan qaadno Champions League” ayuu yiri Toni Kroos.

“Xiliciyaareedkii hore waxaan ka hortagnay Bayern Munich iyo Atletico Madrid kadibna Juventus, sidaas ayaanan ku qaadnay koobka”.

“Wax walba waxay ku xiranyihiin sida aan u aaminsanahay nafteena, ma awoodnaa? haa, waan awoodnaa inaan reebno PSG haddii aan nahay Real Madrid”.

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Itoobiya oo sheegtay iney ciidamadeeda ka soo qaadeyso xadka Eretrea

August, 17, 2018
Ciidamada Itoobiya oo muddo 20 sana ah ku ...

Dowladda Qatar oo kordhineysa taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliya

August, 17, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Sacuudiga oo balan qaad u sameeyay xujeyda Soomaaliyeed

August, 17, 2018
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda ...

Abiy Axmed oo sheegay inuu wax ka qaban doono xiisada Soomaalida iyo Oromada

August, 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ...

Gen. Bariise “Shalay hadii Laba amar ay bixi jirtay maanta Hal amar ayaa baxaya

August, 17, 2018
Taliyaha ciidanka hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka ...

Saraakiisha NISA ee Jubbaland oo hawlo nabadeyn ah ka wada miyiga Kismaayo

August, 17, 2018
Saraakiisha ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland oo ...

Jabuuti oo war ka soo saartay xiriirka ay la leedahay Soomaaliya

August, 17, 2018
Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka arrimaha dibadda ...

XFS oo amartay Hay’adaha DF inay dhaqan-geliyaan sharciga Iibka Qaranka

August, 17, 2018
 Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo saartay amar ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Maqaallo

Itoobiya oo sheegtay iney ciidamadeeda ka soo qaadeyso xadka Eretrea

August, 17, 2018
Ciidamada Itoobiya oo muddo 20 sana ah ku ...

Dowladda Qatar oo kordhineysa taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliya

August, 17, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Sacuudiga oo balan qaad u sameeyay xujeyda Soomaaliyeed

August, 17, 2018
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda ...

Abiy Axmed oo sheegay inuu wax ka qaban doono xiisada Soomaalida iyo Oromada

August, 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ...

Gen. Bariise “Shalay hadii Laba amar ay bixi jirtay maanta Hal amar ayaa baxaya

August, 17, 2018
Taliyaha ciidanka hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka ...

Saraakiisha NISA ee Jubbaland oo hawlo nabadeyn ah ka wada miyiga Kismaayo

August, 17, 2018
Saraakiisha ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland oo ...

Jabuuti oo war ka soo saartay xiriirka ay la leedahay Soomaaliya

August, 17, 2018
Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka arrimaha dibadda ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Daawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-Doonka Ah Oo Guur Ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

August, 16, 2018
Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com