GGGGGG
Friday, August 17th, 2018
header

Wasiirka wasaarada xanaanada iyo xoolaha doowlad goboleedka hirshabelle dr xuseen cismaan cilmi ayaa kormeeray Suuqyada xoolaha ee b/weyne

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

 

 

Wasiirka wasaarada xanaanada iyo xoolaha doowlad goboleedka hirshabeelle dr xuseen cismaan cilmi oo kamid ahaa 12 wasiir oo soo gaaray magaalada b/weyne ayaa kormeeray qaar kamid ah suuqyada xoolaha ee magaalada b/weyne,

 

wasiirka oo aay booqashadiisa ku wehlinayeen xubno katirsan maamulka gobolka hiiraan ayaa ganacsada xoolaha nuucyadoo kala duwan waxaa uu wasiirka ka dhageeystay baahiyaha kajira suuqyada Xoolaha lagu iibiyo,

 

Gudoomiyaha degmada b/weyne macalin (qalaafoow) oo goobta ka hadalay ayaa dhankiisa kawarbixiyay dhibaatooyinka aay la darsayaan xoola dhaqata gobolka hiiraan, waxaa uuna sheegay in lagaga fadhiyo wasaarada xanaanada iyo xoolaha in xoola dhaqatada aay ka caawiso dawooyinka iyo waliba dhismaha suuqyada xoolaha,

 

Ugu dambeeyn wasiirka xanaanada iyo xoolaha dr xuseen cismaan cilmi oo goobta ka hadlay waxaa uu sheegay in tan iyo markii lasoo doortay uu ku hoowlana xog wareeysi uu layeelanayay xoola dhaqatada deegaanada hirshabelle
waxaa uu sidoo kale sheegay in suuqyada xooloha lagu iibiyo loo sameey doono dhismooyin iyo goobo biyaha laga cabo

 

Waa markii ugu horeeysay wasiirka wasaarada xanaanada iyo xoolaha doowlad goboleedka hirshabelle uu soo gaaro magaalda b/weyn tan iyo markii loo magacaabay xilka wasiirka wasaarada xanaanada iyo xoollaa doowlad goboleedka hirshalle

W/Q   wariye maxamed daacad

 

 

 

 

Readers Comments (0)




Wararkii ugu dambeeyay

Itoobiya oo sheegtay iney ciidamadeeda ka soo qaadeyso xadka Eretrea

August, 17, 2018
Ciidamada Itoobiya oo muddo 20 sana ah ku ...

Dowladda Qatar oo kordhineysa taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliya

August, 17, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Sacuudiga oo balan qaad u sameeyay xujeyda Soomaaliyeed

August, 17, 2018
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda ...

Abiy Axmed oo sheegay inuu wax ka qaban doono xiisada Soomaalida iyo Oromada

August, 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ...

Gen. Bariise “Shalay hadii Laba amar ay bixi jirtay maanta Hal amar ayaa baxaya

August, 17, 2018
Taliyaha ciidanka hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka ...

Saraakiisha NISA ee Jubbaland oo hawlo nabadeyn ah ka wada miyiga Kismaayo

August, 17, 2018
Saraakiisha ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland oo ...

Jabuuti oo war ka soo saartay xiriirka ay la leedahay Soomaaliya

August, 17, 2018
Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka arrimaha dibadda ...

XFS oo amartay Hay’adaha DF inay dhaqan-geliyaan sharciga Iibka Qaranka

August, 17, 2018
 Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa soo saartay amar ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Maqaallo

Itoobiya oo sheegtay iney ciidamadeeda ka soo qaadeyso xadka Eretrea

August, 17, 2018
Ciidamada Itoobiya oo muddo 20 sana ah ku ...

Dowladda Qatar oo kordhineysa taageerada ay siiso ciidamada Soomaaliya

August, 17, 2018
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Sacuudiga oo balan qaad u sameeyay xujeyda Soomaaliyeed

August, 17, 2018
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda ...

Abiy Axmed oo sheegay inuu wax ka qaban doono xiisada Soomaalida iyo Oromada

August, 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ...

Gen. Bariise “Shalay hadii Laba amar ay bixi jirtay maanta Hal amar ayaa baxaya

August, 17, 2018
Taliyaha ciidanka hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka ...

Saraakiisha NISA ee Jubbaland oo hawlo nabadeyn ah ka wada miyiga Kismaayo

August, 17, 2018
Saraakiisha ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Jubbaland oo ...

Jabuuti oo war ka soo saartay xiriirka ay la leedahay Soomaaliya

August, 17, 2018
Maxamuud Cali Yuusuf oo ah Wasiirka arrimaha dibadda ...

(Daawo Sawirro) Dowlada Qatar oo balan-qaad muhiim ah u sameysay Ciidanka Booliska Somalia

August, 16, 2018
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed ...

Dhagayso-Barnaamijkii Xiisaha Lahaa ee Xulka Waraysiyada Radio Vos C.waaq

August, 16, 2018
  Halkaan Hoose ka Dhagayso Bar-oo -uu soo jediye ...

Daawo Warbixin :-Dalxiisayaasha Galmo-Doonka Ah Oo Guur Ku Daga Gashaantiyada Soomaalida!

August, 16, 2018
Warbixin lagu baahiyey Tv-ga Channel 4 ee laga ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com