GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

Muwaadin Soomaliyeed oo Lagu Dilay Magaaladda Ottawa Canadda

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

Magaaladda Ottawa ee dalka Canadda waxaa lagu dilay Muwaadin Soomaliyeed oo magaciisa lagu sheegay Cigaal Daa’uud oo 30 jir ah.

Meydka Muwaadinkaan ayaa laga dhex helay gaari dhexdiisa sida Booliska Magaaladaas ay sheegeen.

Booliska waxa ay  sheegeen in Meydka wiilka uu in ka badan 24 saac dhex yaallay Gaariga Parkinka ku jiray ee lagu dhexdilay, haatana baaritaano ay kuwadaan.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in aysan  garan Karin in wiilka rasaasta lagula dhuftay isla goobta iyo in inta meel kale lagu soo dilay.

Dhanka kale Soomalida ku dhaqan Magaaladda Ottawa ayaa aad kaga xumaaday falkaan lagu dilay Muwaadinka Soomaliyeed.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo