GGGGGG
Saturday, August 18th, 2018
header

Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Dib U Eegis Ku Sameynaya Saddex Degmo ayaa Uu Magacaabay Cosoble

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

Xilli Madaxweynihii hore ee dowlad gobaleedka Hir Shabelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo degmooyin u magaacabay deegaanada Halgan,Ceel Cali iyo Far-libaax oo ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa Maanta waxaa Magacaabistaas kala

laabtay Maamulka uu hogaamiyo Maxamed Cabdi Waare

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Maanta markale sheegay in dib u eegis lagu sameynayo degaanadaas oo uu horey degmooyin ugu magacaabay Madaxweynihi hore ee Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble,Isagoo sheegay in xilligaan aysan dhameystirneyn wixii looga bahnaa in ay degmooyin loo aqoonsado

Waxa uu hadalkiisa intaasi raaciyay in Magacaabista deegaanadaas in ay noqdaan degmooyin ay uu go’aanka ugu dambeeyo yeelan doono Baarlamanka Maamulka Hir-Shabeelle.

Hadalka Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hirshabelle ayaa  waxa uu imaanayaa xilli Bishii Augusto Sanadkii tegay 2016kii uu deeganada Farlibaax Ceel-Cali iyo halgan uu degmooyin u magacaabay Madaxweynihii hore ee maamulkaas Cali Cabdullaahi Cosoble

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Duqa Muqdisho oo dib ugu soo celiyey Gurigooda qoys dan-yar ah+Sawirro

August, 18, 2018
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan ...

Dowladda Qatar Oo Soo Saartey Eedeyn Ka Dhan Ah Sacuudiga Oo Ku Saabsan Arrimaha Xajka

August, 18, 2018
War ka soo baxay Dowladda Qatar ayaa waxaa ...

Xubno ka tirsan dekadda Muqdisho oo xabsiga la dhigay

August, 18, 2018
Ciidamada amaanka ayaa goordhaw waxa ay xabsiga dhigeen ...

Guddoomiyihii Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Iscasilay

August, 18, 2018
Wararka aanu hadda ka helayno magaalada Jigjiga ee ...

Akhriso:-Garsoorayaasha Maxkamadda Sare oo la dhaariyey

August, 18, 2018
Gudoomiyaha maxkamada Racfaanka ayaa maanata Dhaariyay Garsoorayaasha Maxkamada ...

Dawlada Tukiga oo sheegtay inaysan jirin cid ay kula tartamayso Soomaaliya

August, 18, 2018
Turkigu kula tartami mayo wadan kale isku dayga ...

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay Kofi Annan oo geeriyooday isagoo 80 jir ah

August, 18, 2018
Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa ...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo xil u magacaabay ku xigeenkii NISA ee uu Farmaajo xilka ka qaaday

August, 18, 2018
Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal ...

RW Kheyre oo ku amray Diblomaasiyiinta Safaaradda Sudan inay degdeg ku soo galaan dalka

August, 18, 2018
Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah oo ...

Mooshin loo gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka Puntland

August, 18, 2018
Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa ka aqbalay mooshin ...

Maqaallo

SAWIRRO:RW kheyre oo bilaabay la xisaabtanka wasiirada

August, 18, 2018
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay ...

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com