GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

Liverpool oo lacag kor u dhaafaysa 50 milyan ku soo qaadanaysa Laacib u ciyaara Leicester City (Ma ahan Mahrez)

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

(Liverpool) 13 Feb 2018 Liverpool ayaa badalka Philippe Coutinho ka raadinaysa kooxda Leicester City, waxayna ku dhawdahay inay 50 milyan ku soo qaadato laacib u ciyaara kooxdaas.

Sida ay baahisay New Telegraph oo ah wargays ka soo baxa Nigeria, Liverpool ayaa doonaysa da’yarka qadka dhexe u maamula Leicester City ee Wilfred Ndidi.

Tababare Jurgen Klopp ayaa si wayn ula dhacsan qaab ciyaareedka 21-jirkaan uu ku soo bandhigayo kooxdiisa xiliciyaareed kaan, waxaana suurogal ah in Liverpool ay ku qarash garayso soo xerogalintiisa lacag kor u dhaafaysa 50 milyan oo Ginni.

Image result for Wilfred Ndidi Liverpool

Klopp ayaa sidoo kale la dhacsan awooda jir ahaaneed ee xiddiga reer Nigeria, wuxuuna u arkaa laacib ku haboon qorshihiisa Liverpool ee xiliciyaareedka dambe.

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

dhageyso ;xiisah badanaa bar’ xulka wreysiyad ee radio vos c’wqa

October, 23, 2018
halakn ka dhageyso baraamijkiii  xiiisah badanaa ee xulka ...

Waraysi:Cadaymo ah in somaliland ku lug leedahay Dagaalada sool oo la shaaciyay

October, 23, 2018
Mohamuud Xasan Soo Cadde Oo ka mid ah ...

Dhagayso:Aqalka Sare oo sheegay in xukuumadda ay ka heleen jawaabtii ay ka sugayeen

October, 23, 2018
Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ...

Akhriso:-Musharixiinta Madaxweynaha Puntland Oo Digniin Soo Saaray

October, 23, 2018
Puntland Focus Group ayaa warsaxafeed ka soo saartay ...

Waraysi:Muxuu Salka Ku hayaa Khilaafka Siyaasadeed Ee ka Dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada Qaarkood Iyo Dawladda Dhexe?

October, 23, 2018
Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhaxe-Aloosan Madaxda Maamul Goboleedyada ...

Sawirro:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Oo Furay Shirweynaha Teknolojiyada Muqdisho

October, 23, 2018
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi ...

Hogaamiye ku xigeenkii Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho.

October, 23, 2018
Sida ay sheegayaan wararka  hogaamiye ku xigeenkii dagaalamayaasha ...

Madaxweynaha Turkiga oo caalamka Warbixin ka siiyay dilkii Khashoggi

October, 23, 2018
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka ...

DHAGEYSO: RW Kheyre oo Amar siiyay Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Xoogga

October, 23, 2018
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay dagaalka Sool

October, 23, 2018
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ...

Maqaallo