GGGGGG
Tuesday, October 23rd, 2018
header

Ka Bogo is-badelada ku yimid SHAXDA 16-ka Kooxood ee isugu soo haray Champions League

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

(Europe) 13 Feb 2018. Tartanka ugu xiisaha badan horyaalada Qaarada Yurub ee Champions League ayaa dib u furmaya caawa iyadoona la dheeli doono kulamadiisa wareega 16-ka.

Basel ayaa marti galin doonta hogaamiyayaasha Premier League ee Manchester City halka ay Juventus soo dhaweyneyso kooxda Tottenham.

Haddaba halkan ka aqriso isbadelada ku yimid SHAXDA 16-ka Kooxood ee isugu soo haray koobka Dhaga waynaha:

Barcelona

  • Waxaa lagu soo daray: José Arnaiz, David Costas, Yerry Mina
  • Waxaa laga saaray: Gerard Deulofeu, Javier Mascherano, Rafinha, Arda Turan

Basel

Waxaa lagu soo daray: Fabian Frei, Léo Lacroix, Valentin Stocker

Waxaa laga saaray: Manuel Akanji, Alexander Fransson, Omar Gaber, Cédric Itten, Dereck Kutesa, Dominik Schmid, Renato Steffen

Bayern München

  • Waxaa lagu soo daray:: Manuel Neuer, Sandro Wagner, Kwasi Okyere Wriedt
  • Waxaa laga saaray:: Marco Friedl

Beşiktaş

  • Waxaa lagu soo daray:: Cyle Larin, Vágner Love, Domagoj Vida
  • Waxaa laga saaray: Orkan Çınar, Şiyar Kepir, Matej Mitrović, Cenk Tosun

Chelsea

  • Waxaa lagu soo daray: Ross Barkley, Olivier Giroud, Emerson Palmieri
  • Waxaa Laga saaray: Jake Clarke-Salter, Michy Batshuayi, Kenedy, Charly Musonda

Juventus

Waxaa lagu soo daray: Stephan Lichtsteiner

  • Waxaa laga saaray: Benedikt Höwedes

Liverpool

  • Waxaa lagu soo daray:  Nathaniel Clyne, Danny Ings, Virgil van Dijk
  • Waxaa laga saaray: Philippe Coutinho, Jon Flanagan, Marko Grujić, Daniel Sturridge

Manchester City

  • Waxaa lagu soo daray:  Aymeric Laporte, Olexandr Zinchenko
  • Waxaa laga saaray: Jacob Davenport, Eliaquim Mangala, Charlie Oliver

Manchester United

  • Waxaa lagu soo daray: Alexis Sánchez
  • Waxaa laga saaray: Henrikh Mkhitaryan, James Wilson

Paris Saint-Germain

Waxaa lagu soo daray: Lassana Diarra

  • Waxaa laga saaray Rémy Descamps, Moussa Diaby, Alec Georgen, Lucas Moura

Porto

  • Waxaa lagu soo daray: Yordan Osório, Gonçalo Paciência, Majeed Waris
  • Waxaa laga saaray: João Costa, Jorge Fernandes, Hernâni, Miguel Layún, Rúben Macedo, Federico Varela

Real Madrid

  • Waxna laguma soo darin waxnana lagama saarin

Roma

  • Waxba laguma soo darin
  • Waxaa laga saaray: Héctor Moreno, Abdullahi Nura

Sevilla

Waxaa lagu soo daray: Guilherme Arana, Roque Mesa, Sandro Ramírez

  • Waxaa laga saaray: Ganso, Michael Krohn-Dehli, Borja Lasso, Walter Montoya

Shakhtar Donetsk

  • Waxaa lagu soo daray: Dodô, Ruslan Fomin, Vyacheslav Tankovskiy
  • Waxaa laga saaray: Marcio Azevedo

Tottenham Hotspur

  • Waxaa lagu soo daray: Erik Lamela, Lucas Moura
  • Waxaa laga saaray: Juan Foyth, Georges-Kévin N’Koudou

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

dhageyso ;xiisah badanaa bar’ xulka wreysiyad ee radio vos c’wqa

October, 23, 2018
halakn ka dhageyso baraamijkiii  xiiisah badanaa ee xulka ...

Waraysi:Cadaymo ah in somaliland ku lug leedahay Dagaalada sool oo la shaaciyay

October, 23, 2018
Mohamuud Xasan Soo Cadde Oo ka mid ah ...

Dhagayso:Aqalka Sare oo sheegay in xukuumadda ay ka heleen jawaabtii ay ka sugayeen

October, 23, 2018
Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ...

Akhriso:-Musharixiinta Madaxweynaha Puntland Oo Digniin Soo Saaray

October, 23, 2018
Puntland Focus Group ayaa warsaxafeed ka soo saartay ...

Waraysi:Muxuu Salka Ku hayaa Khilaafka Siyaasadeed Ee ka Dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada Qaarkood Iyo Dawladda Dhexe?

October, 23, 2018
Khilaafka Siyaasadeed Ee Ka Dhaxe-Aloosan Madaxda Maamul Goboleedyada ...

Sawirro:-Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta Oo Furay Shirweynaha Teknolojiyada Muqdisho

October, 23, 2018
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi ...

Hogaamiye ku xigeenkii Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho.

October, 23, 2018
Sida ay sheegayaan wararka  hogaamiye ku xigeenkii dagaalamayaasha ...

Madaxweynaha Turkiga oo caalamka Warbixin ka siiyay dilkii Khashoggi

October, 23, 2018
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka ...

DHAGEYSO: RW Kheyre oo Amar siiyay Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha Xoogga

October, 23, 2018
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan ...

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay dagaalka Sool

October, 23, 2018
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ...

Maqaallo