GGGGGG
Saturday, February 16th, 2019
header

DHAGEYSO:-Taliska Milatariga Soomaaliya oo ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay Sh/Hoose

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 13, 2018 by   ·   No Comments

Amaan-duulaha Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Gen. C/llaahi Cali Caanood oo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo ay Ciidamada Dowladda ka sameeyeen qayba ka mid ah gobalka Shabeelaha Hoose.

Caanood ayaa sheegay in ay shalay dagaalkii dhacay kula wareegeyn deegaano, Gaadiid dagaal iyo Saanad ciidan, sidoo kale Taliyaha ayaa sheegay in ay qarxiyeen Qaraxyo Gawaari ku rarnaa oo loo soo waday Muqdisho sida uu hadalka u dhiga

Inkastoo Taliska milatariga sheegeyn in ay guulo gaarayn ayaa wararka madaxbanaan waxay sheegayaan in ay shabaab lagala wareegay oo kaliya deegaanadii ay ku sugnaayeen gelinkii dambe ee shalayna ay Ciidamada dib usoo laabtayn.

halkaan ka Dhagayso

      Cod-Cwahaab-Xooga

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Shabaab oo sheegtay askar Mareykan inay ku dileyn duqeyn

February, 16, 2019
Al Shabaab ayaa sheegtay weerarkii Madaafiicda ee ay ...

Baarlamaanka Puntland oo maanta codka kalsoonida uqaadaya Xukuumada cusub

February, 16, 2019
Xukuumada cusub ee maamulka puntland oo uu dhawaan ...

Bulshada Muqdisho oo ah Canshuur bixiyaal aan helin adeegyada dowladda

February, 16, 2019
Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa ...

sawiro;’Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo dhigiisa Sweden kula kulmay Stockholm

February, 16, 2019
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda ...

Haweeney Dil Loogu Geystay Magaaada Muqdisho

February, 16, 2019
Askari ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ...

Wasaaradda Qorsheynta oo Kismaayo ka furtay shir ku saabsan qorshaha horumarinta Qaranka

February, 16, 2019
Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe Soomaaliya ayaa maanta magaalada ...

56 qof oo Hargab ugu dhimatay dalka giriigga

February, 16, 2019
Ugu yaraan 56 Qof ayaa Saddexdii Bil ee ...

Booliska Minnesota oo baaraya Toogasho loo geystay wiil Soomaali ah.

February, 15, 2019
Wiil dhallinyaro Soomali ah ayaa lasoo warinayaa in ...

Labada Musharax ee ugu cad-cad doorashada Nigeria oo baaq isku mid ah diray.

February, 15, 2019
Ka hor inta aan la qaban doorashada dalka ...

Al Shabaab oo Weerar Madaafiic ah Ku Qaadday Saldhigga ugu weyn Ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya.

February, 15, 2019
Wararka ay allsaaxo  ka heleyso gobolka Shabeellaha Hoose ...

Maqaallo