Deg Deg Daawo Video::Eritrea Qabsatay Goobihii Ciidamada Qadar Ka Bexen Ee Dalka Jabuuti iyo Dawlada Jabuuti Oo Ka Hadashay?

Dawlada Qadar Ayaa La Baxday In Ka Badan Afar Boqol Oo Ciidan Ah kuwaaso Ku Sugnaa Xuduudka Dalalka Jabuuti iyo Eritrea.

Buurta Dumeera oo ah Goob Ay Ku muran Sanyihiin Jabuuti iyo Eritrea Dagaalo badana ku dhex maren ayaa Mudo waxaa goobtaas ku sugna ciidanka dalka Qadar oo Jimciyada Quruumaha ka dhaxaysa u Xushay in afar boqol ciidan ah Qadar Gayso oo nabad ilaalin ah.

halkaan kadaawo

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*