GGGGGG
Sunday, February 17th, 2019
header

Daawo Sawirada: Bannaanbixii maanta ka dhacay Muqdisho & Duqa Muqdisho oo farriin u diray Madaxweyne Farmaajo

Nagala soo Xeriir:- info@allsaaxo.com

Published on February 11, 2017 by   ·   No Comments

Bannaanbaxan oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa waxaa lagu taageeraayay Madaxweynaha la doortay ee Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Dadweyne fara-badan oo qaarkood wata sawirada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, ayaa isugu soo baxay Taalada Daljirka Daahsoon, waxayna ku soo bandhigeen dareenkooda ku aadan is bedelka ku yimid hogaanka dalka.

Bannaanbaxan, ayaa waxaa ka soo muuqday masuuliyiin uu ugu sareeyay Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Boorsaani).

Gudoomiyaha oo la hadlaayay bannaanbaxa-yaasha, ayaa wuxuu Madaxweynaha Somaliya uu u diray farriin ah, in xuquuqdii Gobolka Banaadir uu soo dhiciyo.

Gudoomiyaha, ayaa cod kore ku sheegay xuquuqdii siyaasiga ee Gobolka Banaadir in uu maqan yahay, isagoo intaa ku daray inaanay ilaawi doonin, isla-markaana ay har iyo habeenba u taagnaan doonaan, sidii xuquuqdaasi lagu heli lahaa.

Duqa Muqdisho, ayaa Alle ka rajeeyay in Madaxda Dowladda Somaliya uu garadsiiyo xuquuqda Gobolka Banaadir ee la duudsiiyay.

Gobolka Banaadir, ayaan xubno laga siinin Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya, halka gobolada kale ee wadanka dad metela ay ku leeyihiin.

Bannaanbax Bannaanbax- Bannaanbax-- Bannaanbax1 Bannaanbax1- Bannaanbax2 Bannaanbax3 Bannaanbax6 Bannaanbax7 Bannaanbax7- Bannaanbax8 Bannaanbax8- Bannaanbax9 Bannaanbax91 Bannaanbax92

xigasho:dhacdo

Readers Comments (0)

Wararkii ugu dambeeyay

Amar la dul-dhigay Maareeyayaasha Garoomada Diyaaradaha Hir-Shabeelle

February, 17, 2019
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada ...

Xarun waxbarasho lacag la’aan ah oo laga hirgeliyay deegaan waqooyi bari ka xiga Gaalkacyo

February, 17, 2019
Dugsigaan Hoose Dhexe oo ah mid loogu talagalay ...

Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Soomaaliya Tahay Dal Caddow Ku Ah

February, 17, 2019
Dowladda Kenya waxay sheegtay in dalka Soomaaliya oo ...

Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Kulan Yeelanaya

February, 17, 2019
Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul ...

Puntland Oo Sheegtay Inay Ka Hortageyn Weeraro Ka Dhan Ah Al-Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada amniga maamulka  Puntland ee PSF ayaa howlgal ...

Maamulka degmada Qoryooley oo faah faahiyay dagaalkii ka dhacay degmadaas

February, 17, 2019
Xalay fiidkii ayay aheyd markii degmada Qoryooley ee ...

Saraakiisha xoogga oo sheegay inay howlgal ku dileen Sarkaal ka tirsan Shabaab

February, 17, 2019
Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay saacadihii la ...

Al-Shabaab oo xalay weeraray degmada Qoryooleey & dagaal ka dhacay

February, 17, 2019
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee Gobolka ...

Kenya oo xiriirka Diplamaasi u jartay Soomaaliya

February, 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa  ku dhawaaqday in ay xiriirka ...

SONSA OO KU BAAQDAY IN LAGA CAFIYO DEEMAHA LAGU LEEYAHAY DALKA SOOMAALIYA

February, 16, 2019
: Dallada Bulshadda Rayidka ee SONSA oo horay ...

Maqaallo